David Alaba Oo Isku Shaandhayn Sameeyay,

Sida ay sheegayaan il-wareedyada caalamiga ah ee Sky Sports iyo RMC Sports, David Alaba ayaa laba kamida kooxaha doonaya meesha ka saaray halka uu laba kooxood oo kale u doortay kuwa uu mid ahaan kala dooran doono. Labada kooxood ee uu Alaba go’aansaday inuusan mid ahaan ku biiri doonin ayaa kala ah Paris Saint-Germain iyo Chelsea halka uu kala dooran doono kooxaha horyaalka La Liga ee Real Madrid iyo Barcelona. RMC ayaa sheegaya in PSG ay ku fashilantay fursda ay David Alaba ugu qancin karaysay inuu kooxdeeda kusoo…

Miyuu Haaland Isku Arkaa Inuu La Heer Noqday

Da’yarka kooxda Borussia Dortmund iyo xulka qaranka Norway ee Erling Haaland ayaa ka hadlay haddii uu isku arko mid la heer noqday xiddigaha kubadda cagta kasoo talinayay 15-kii sano ee ugu dambeeyay ee Cristiano Ronaldo iyo Lionel Messi. Haaland ayaa markale qaadanaya xilli ciyaareed heer sarre ah isaga oo 33 gool kusoo dhaliyay 31 kulan oo uu kooxdaas u ciyaaray, qaab ciyaareedkiisa cajiibka ah ayaa sababay in lala xidhiidhiyo inta badan kooxaha ugu waaweyn Yurub. Iyadoo uu hadda Messi 34 sano jir yahay isla markaana…

Senator Axmed Nadiir: “Shirka si uu u guuleysto

Senator Axmed Macalin Cumar (Axmed Nadiir) oo la hadlay Mid ka mid ah Idaacadaha muqdisho ayaa ku baaqay in laga miro-dhaliyo wadahadalka u socda Madaxda Federaalka & Dowlad-Goboleedyada si loo hago qorshaha lagu hirgelinayo Doorashooyinka Dalka. Axmed Nadiir ayaa tilmaamay in wadahadalka uu muhiim u yahay in la isku fahmo ka gudubka caqabadaha hortaagan in ay dhacdo doorashooyinka lagu ballamay 17-kii September 2020 loona gudbyay labada gole ee Baarlamaanka Soomaaliya & heshiiskii ka dhacay Baydhabo 15-kii &…

“Ciyaaryahanadda Chelsea Dabaaldegeen Markii Ay FC

Halyeeyga kooxda Fc Porto ee Paulo Futre ayaa shaaca ka qaaday sida uu uga cadhaysan yahay wararka uu helay ee sheegaya in xiddigaha kooxda Chelsea ay u dabaaldegeen isku aadkii labada kooxood ee wareega siddeed dhammaadka UEFA Champions League. Kooxda ka ciyaarta horyaalka Premiera Liga ayaa kasoo yaabsatay Juventus isla markaana kusoo reebtay wareega 16-ka ee Champions League waxaana loo arkaa mid banaanka ka joogta kooxaha ugu cad cad inay koobka ku guuleystaan. Chelsea oo wareegii hore si raaxo leh uga soo gudubtay…

Maxaa ka cusub Shirka lagu saldhigayo

Maalintii labaad waxaa Muqdisho ka socda wadahadallada xalka looga gaarayo qaabka looga gudbi karo qodobada khilaafka dhaliyay ee sababay in dib u dhac ku yimaado muddo sharciyeedka doorashooyinka Dalka ee Hay’adaha Xeer-dejinta & madaxtooyada. Shalay Muqdisho gaar ahaan teendhada Afisiyooni kulan ku yeeshay Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Ra’iisul Wasaarihiisa, Madax-Goboleedyada Galmudug, Koofur Galbeed, Hir-Shabeelle & Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, waxaana ka baaqday…

Maxamuud Sayid Aadan: “Ceelwaaq ayaa la dhigaa

Madaxweyne ku xigeenka 1-aad ee DG Jubbaland oo guddoomay taageerada lacageed ee dhan $4 Milyan oo Qaramada Midoobay ay ugu talagashay in loogu gurmado dadka abaartu ku saameysay Gobolka Gedo ayaa faah-faahiyay qaabka shacabka loo gaarsiinayo. Sayid aadan ayaa intaas raaciyay in waqti ku habboon gurmadda loo gacan-geliyay lacagta Xafiisyada kala duwan ee Qaramada Midoobay u qorsheeyeen in gargaar loogu badalo qoysaska dhibaatooyinka nololeed ku heysata Gedo & Jubada Hoose. Abaarta, Ayaxa & xayiraadda Covid-19…

what the impression of the demise of Man-Brice Parfait is

What impact has the death of Guy-Brice Parfait Koléla on the electoral process in Congo-Brazzaville? On Sunday, March 21, he was one of the seven candidates in the vote to prevent President Denis Sassou Nguesso from getting a new seat. But he died overnight from Sunday to Monday when he had just arrived in Paris after a sudden deterioration in his health caused by Covid-19.…

Thirty years after the Civil Battle, Sierra Leone

Sierra Leone is celebrating this Tuesday the 30th anniversary of the civil war that erupted on March 23, 1991. A painful date for this country that has seen 120,000 people disappear in a conflict triggered by the rebels from the RUF, the revolutionary UN front. Thirty years later, women, men and children, victims of clashes between armed factions and government forces, bear witness to this period and their shattered lives, hard to rebuild. In the village of Bomaru, east of the country, Vandy Gbosso Kallon, traditional…

Deni & Qoor-Qoor oo kawada hadlay khilaaf soo kala

Magaalada Muqdisho waxaa xalay ka dhacay kulan abaabulkiisa kasoo bilawday Xildhibaanno & Senataro kasoo jeeda Dowlad Goboleedyada Puntland & Galmudug oo ugu dambeyn isu gacan-geliyay Siciid Deni & Axmed Qoor-Qoor oo is khilaafsanaa. Ilo xog ogaal ah ayaa Axadle u sheegay in saacadihii lasoo dhaafay Muqdisho lagu qabtay kulamo looga hadlayay sidii la isugu keeni lahaa Madaxda Dowlad-Goboleedyada Puntland Siciid Cabdullaahi Deni & Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor-Qoor. Sida Axadle ay heshay, xogta…

established tenors and newcomers to

The national electoral authority announced the list of preliminary results of the legislative elections held last weekend in the country. If 48 constituencies are to go to the second round, 92 deputies have already been elected. If some tenors are confirmed in their positions, there are still some surprises. It is no great surprise that opposition leaders such as Anicet Georges Dologuélé or Martin Ziguélé were re-elected in their constituencies. Prime Minister Firmin Ngrebada was elected in the first round in Boali. On…