Maxaa Iska Beddelay Tartanka Kabta Dahabka Ah Ee Horyaalka Premier

Tartanka kabta dahabka ah ee gool-dhalinta looguma kala tegin sida horyaalka waqti horeba ay jeebadda u gashatay Manchester City, waxaana isku dheggan oo ku loollamaya ciyaartooyo waaweyn oo ay muuqato in illaa maalinta ugu dambaysa ay isku dhegganaan karaan.Murashaxiinta ay u badan tahay in midkood ku guuleysan doono tartanka kabta dahabka ah ayay hadda ugu horreeyaan laacibiin ka tirsan kooxaha Tottenham, Liverpool, Manchester United iyo kuwo kale, waxaana durba ay tirada goolashu afka saareen 20 gool, taas oo muujinaya in…

“In Senegal, the battle is a ingredient

"Manga 2", whose real name is Hyacinthe Ndiaye, is a figure in Senegalese wrestling. A former champion, he received the prestigious title "King of the Arena" in 1984. He is now vice chairman of CNG, the national wrestling committee, with responsibility for traditional wrestling without a strike. In Senegal, stood a battle…

SAADAAL: Afarta Semi-finalka Imanaya Iyo Kooxda Ku Guuleysanaya Koobka

Khabiirka ciyaaraha Graeme Souness ayaa saadaaliyey kulamada wareegga siddeedda ee tartanka Champions League ee Salaasada iyo Arbacada, waxaanu la saftay saddexda kooxood ee horyaalka Premier League oo uu kasii farxiyey.Liverpool oo koobka ku guuleysatay sannadkii 2019kii ayaa raadinaysa in ay mar kale farxad ku dhamaysato si ay u illowdo dhibaatada ka haysata horyaalka Premier League, laakiin waxa ka horreysa Real Madrid oo ay wareegga siddeedda ku ballansan yihiin, waxaanay lugta hore u tegayaan Salaasada iyagoo ku ciyaari…

the last leg before the election

The campaign for the presidential election ends on Friday with a final meeting between the head of state in the capital. Several opposition candidates have left the campaign outside Ndjamena, especially in the south of the country. In central Ndjamena, there are posters of the head of state everywhere, states our special…

“XAAR MADOW…” – Mouctar Diakhaby Oo Daboolka Ka Qaaday Caydii &

Garsoorihii dhex-dhexaadinayey ciyaartii xalay lagu kala dareeray ee waqtiga dambe lagu soo laabtay ee Cadiz iyo Valencia ayaa ka hadlay wixii ka dhacay garoonka, isagoo warbixintiisa ku daray hadalladii uu difaaca la cunsuriyeeyey ee Mouctar Diakhaby uu u sheegay markii uu gadoodka samaynayay.Ciyaartan ayaa istaagtay daqiiqaddii 29aad, kaddib markii ay ciyaartoyda Valencia garoonka ka baxeen, hase yeeshee mar dambe ayay dib ugu soo laabteen.Mouctar Diakhaby ayaa gadood bilaabay markii uu difaaca Cadiz ee Juan Cala uu kula…

Ahmada Ag Bibi: “If the Malian state asks me to

Ahmada Ag Bibi is the mediator who negotiated on behalf of Mali and with the Malian intelligence services for the release of Soumaïla Cissé, Sophie Pétronin and two Italian hostages held by the Islamic and Muslim Support Group, linked to al-Qaeda in the Islamic Maghreb, in October 2020. the Malian state now shows its willingness to discuss with jihadist groups, what role can Ahmada Ag Bibi play today?…

Rio Ferdinand Iyo Solskjaer Oo Isku Raacay Amaanta Xiddigii Manchester

Ole Gunnar Solskjaer iyo Rio Ferdinand ayaa si isku mid ah u amaanay xiddigii masuulka ka ahaa guushii Manchester United ay xalay ka gaadhay Brigthon, taas oo dhamaadkii ay heleen goolka guusha.Red Devils ayaa ka daba timid Brighton oo gool kala hormartay qaybtii hore, waxaana laba gool ugu beddelay Marcus Rashford iyo Mason Greenwood oo daqiiqadihii 62aad iyo 83aad goolasha dhaliyey.Weeraryahankii hore ee Manchester United ee Danny Welbeck ayaa waqti hore dhaliyey goolka ay inta badan ciyaarta ku hoggaaminaysay…

Xog: DF oo mushaharka ka jartay ciidan dhowaan ku biiray ilaalada CC Shakuuur

Muqdisho (Axadle) – Dowladda Soomaaliya ayaa billowday in ay cadaadis saarto askarta ka diiwaan gashan islamarkaana ku maqan shaqada leexsan, gaar ahaan kuwa ilaaliya siyaasiinta mucaaradka ah, sida ay ogaatay Axadle. Mas’uuliyiin ka tirsan xisbiga Wadajir ee hogaamiyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame iyo taliska Milatariga Soomaaliya ayaa Axadle u sheegay in loo sheegay in mushaarka laga joojiyay ciidan ku dhow 70 askari. Ciidanka lacagta laga…

in Kinshasa, a win-win match for

The ministerial meeting on the Renaissance dam officially opened on Sunday, April 4, in Kinshasa. The Ethiopian, Sudanese and Egyptian foreign ministers made the trip to the Congolese capital. They hope to move forward towards resolving the conflict as a result of the Ethiopians' construction of this dam on the Nile. On the Congolese side, we hope that this meeting will be the starting point for the…

Maxaa laga fahmay arrinta Waare uu ka sheegay beelaha HIIRAAN, GEDO iyo SSC?

Waare iyo waayo-aragnimadiisa Federaalka! Madaxweynihii hore ee Hirshabeelle waa nin xogogaal ah oo awood u leh inuu qaab maangal ah u sharraxo dhibaatooyinka bulsho iyo tan siyaasadeed ee haysta deegaannada iyo beelaha Soomaalida. Wareysi lala yeeshay oo aan dheggeystayna waxyaabaha uu ka hadlay ee aan aadka ula dhacay waxaa ka mida qeexid iyo qaabeyn cajiib ah oo uu u sameeyay sida ay reeraha Soomaaliyeed ula falgaleen nidaamka Federaalka, iyo…