Liverpool Oo Ka Soo Laabatay Madrid Iyagoo Ka Mahadcelinaya

Qeybtii hore Liverpool waxay aheyd mid aad iyo aad u xun, haddii uu jiro tilmaame ka sii xun taas waa ay u qalantay Liverpool.Iyadoo Liverpool ay ilaa iyo haatan ku jirto xilli ciyaareed adag islamarkaana ay rajeynayaan inay koob uun ku guuleystaan hadana qaab ciyaareedkoodii qeybta hore ee kulankii Actual Madrid wuxuu ahaa 45tii daqiiqo ee ugu xumeyd xilli ciyaareedkan.Labo gool ayay Actual Madrid ku dhalisay sideed isku day oo ay sameeyeen halka Liverpool ay ku guuldareysatay inay hesho xitaa hal darbo qeybtii hore, waana…

Bye…Bye: Zinedine Zidane Masii Ahaanayo Tababaraha Actual Madrid &

Zinedine Zidane ayaa guul weyn ku hoggaamiyey kooxdiisa Actual Madrid kulankii ay xalay ku garaaceen Liverpool oo ay kaga badiyeen 3-1 lugta hore ee wareegga siddeedda Champions League, laakiin haddana taasi uma damaanad qaadayso in uu sii haysto shaqadiisa.Tababaraha reer France oo kulankii xalay u ahaa ciyaartii 50aad ee Champions League ah ee uu tababare u yahay Actual Madrid, toddobaadkan horraantiisiina ay u buuxsantay 250 ciyaarood oo uu layliyey kooxdan, ayaa waxa uu helay xaqiiqada ah in uu albaabka ka baxayo bilo…

The desert metropolis of Marib seems to be the important thing to the Yemeni warfare,

Because the battle between Iranian - backed Houthi rebels and the Saudi - backed exile authorities continues to ravage Yemen, an historical desert metropolis of explicit curiosity to international events appears to play a vital position in understanding broader boiling tensions within the Center East. Combating has erupted within the mountains exterior Marib throughout a time when Houthi rebels, who maintain the Yemeni capital Sanaa, are making an attempt to grab the town, which is essential to the nation's power provide.…

Hordhac: Porto vs Chelsea – Rikoodhka 8 Kulan Oo Ay Yeesheen,

Chelsea ayaa safar ugu baxday waddanka Spain oo ay lugta hore ee wareegga siddeedda Champions League kula soo ciyaarayso FC Porto, waxaana Thomas Tuchel uu safarka la  tegay ciyaartooyo kasoo laabtay dhaawac oo muhiim u ah.Blues oo ciyaartii ugu dambaysay si lama filaan ah ula kulantay bahdil 5-2 ah oo ay u geysatay West Brom, waxay raadinaysaa guul ay kaga soo kabato khasaarahaas iyo in ay soo hesho libinta iyadoo marti ah, si lugta labaad ee garoonkeedana ay ugu xaqiijisato in ay semi-finalka iska xaadiriso.Kooxda reer…

Hordhac: Bayern Munich vs PSG – Saddex Xiddig Oo Korona Ku Maqan,

Bayern Munich iyo Paris Saint-Germain ayaa caawa foodda isku daraya lugta hore ee wareegga siddeedda tartanka Champions League, waxaanay taageereyaashu mar kale xasuusanayaan finalkii xilli ciyaareedkii hore.Bayern Munich ayaa si durduro ah ugu soo gudubtay wareeggan, waxaanay muujinaysay awood ay ku difaacan karto koobka ay xilli ciyaareedkii hore ku guuleysatay, iyadoo tababare Hansi Flick uu wali soo bandhigayo khidaddii iyo xeeladihii layaabka lahaa ee kooxda oo dhutinaysa uu kaga dhigay awoodda aan la loodin…

Greece will restore relations with Libya after 2019

Prime Minister Kyriakos Mitsotakis resumed the Greek embassy in Libya throughout a go to to the North African nation on Tuesday, aiming to revive relations geared toward by the Tripoli authorities's maritime border settlement with Turkey in 2019. "It's time to depart behind what has examined our relationships previously," Mitsotakis stated in TV feedback with Libya's interim Prime Minister Abdulhamid Dbeibah. Greece had ordered the expulsion of Libya's present head of the Presidential Council, Mohammad…

Xiddigii Ugu Liitay Garoonka, Laacibkii Noqday Xiddiga Garoonka &

Liverpool ayaa qaab ciyaareed aad iyo aad u xun soo bandhigtay qeybtii hore ee kulankii ay guuldarada 3-1 ka soo gaartay kooxda Actual Madrid ee lugta hore ee wareega sideed dhamaadka Champions League.Mar kale waxay sameeyeen qalad difaac iyadoo ciyaarta ay mareysay qeybtii labaad 2-1, markaasoo ay ciyaartoy badan weerarka geeyaan taasoo keentay in Actual Madrid ay kubad rogaalcelis ah ku disho.Su’aalo badan ayaa la iska weydiinayaa sababta uu Klopp uga tagay Thiago Alcantara islamarkaana uu uga doorbiday Naby Kieta kaasoo…

Pahimi Padacket Albert in marketing campaign towards the lagoon

In Chad, greater than 4 days earlier than the presidential election scheduled for subsequent Sunday. Six candidates are working towards incumbent President Idriss Deby Itno. With small means, they withdrew to the provinces, the place they tried to steer the folks to not supply one other mandate to the outgoing head of state, in energy for thirty years and asking for a brand new six-year mandate. After…

controversy surrounding a case of alleged slavery

A slave lady was reportedly provided in a wedding dowry in Ouadane, an historical historic metropolis within the Mauretanian Adrar. Pure invention confirms the Nationwide Fee for Human Rights, near energy, which despatched a fact-finding mission on the bottom. However the president of SOS Esclaves, himself a descendant of slaves, Boubacar Ould Messaoud, was arrested, tried and condemned a number of…

The Duclert Report, a very important step in

April 7 marks the start of the celebration of the Tutsi genocide in Rwanda. This 12 months is the twenty seventh anniversary of the massacres. Particular anniversary in France: Twelve days in the past, the Ducler Fee issued Emmanuel Macron its report on the function of France throughout and earlier than the genocide. If the Fee excludes complicity in genocide, it considers France to bear "heavy and overwhelming accountability" on this tragedy. This report marks a very important step within the normalization of…