SAADAAL: Everton 2-1 Spurs, Leeds 1-2 Liverpool & Man United 2-1

Sky Sports ayaa soo saaray saadaasha kulamada horyaalka Premier League ee toddobaadkan, iyadoo ay inta badan ciyaarayaan qaar ka mid ah kooxaha dagaalku ku dhexmarayo kaalmaha saddexaad illaa afraad, hase yeeshee waxa iyaguna fasax ah kooxo dheelaya semi-finalka FA Cup.Chelsea iyo Manchester City ayaa Sabtida ku kala baxaya semi-finalka FA Cup, waxaanay taasi ka dhigan tahay in booska Blues ay kaga jirto horyaalka ay sii weydo oo ay koox kale ugu sii fadhiisato si ku-meelgaadh ah, halka Leicester City oo saddexaad ah ku…

Arsenal striker reveals he has malaria

Arsenal captain Pierre-Emerick Aubameyang has revealed that he has spent time in hospital this week after contracting malaria on international duty.The striker was absent from his team's match squad for their crucial Europa League quarter-final second leg against Slavia Prague on Thursday night, after traveling to the Czech capital.He had also missed the Gunners' Premier League victory over Sheffield United at the weekend due to an unspecified illness, although the 31-year-old recorded in the first two matches after an…

Barcelona Iyo Real Madrid Oo Ka Baxay Tartanka Erling Haaland &

Labada kooxood ee reer Spain ee Barcelona iyo Real Madrid ayaa ka baxay tartanka loogu jiro weeraryahanka reer Netherlands ee Erling Haaland, kaddib markii ay soo baxday mushaharka uu dhab ahaan u doonayo in uu sannadkii ka helo kooxda yuu u saxeexayo.Real Madrid iyo Barcelona oo uu taabtay dhaqaale burburka ku yimid dunida, ayaan awoodi karin in ay bixiyaan mushaharka uu laacibkani dalbanayo oo dhan €35 milyan oo Euro, kaas oo ay sii dheer tahay lacagta ay Borussia Dortmund ku iibinayso iyo lacago kale oo waali ah oo ay…

The referee was wrong when he gave a penalty in the city fight

Emre Can has claimed that the referee was wrong to award Manchester City a penalty in their Champions League quarter-final on Wednesday night, after the German international was judged to have handled the ball in the area.Dortmund had taken the lead in the second stage, thanks to Jude Bellingham's early strike, although the balance of the game swung in City's favor as Can was penalized for handling the ball in the box.May have made two mistakes in tie | Frederic Scheidemann / Getty ImagesA long VAR check followed before…

Pep Guardiola vs. Mauricio Pochettino

Pep Guardiola and Mauricio Pochettino will face each other in the Champions League semi-finals later this month, with the Argentine having met no manager more often in his coaching career than the former Barcelona boss.As players, the pair represented city rivals Barcelona and Espanyol, with both managing their respective clubs, so it's a rivalry that started on the pitch before continuing.After locking horns in Spain and the Premier League, they are now getting ready for a leaking collision in Europe's premier club…

Shaxda Rasmiga Ah Ee Slavia Prague vs Arsenal – Mikel Arteta Oo Guul

Mikel Arteta ayaa sameeyey hal beddel oo kaliya kulanka ay caawa kooxdiisu martida ugu tahay Slavia Prague oo lugtii hore ee Emirates Stadium ay kusoo kala baxeen barbarro 1-1 ah.Emile Smith Rowe ayaa kusoo bilowday khadka dhexe isagoo kaydka dhigay Gabriel Martinelli, waxaase maqan kabtan Pierre Emerick-Aubameyang oo xanuun u jiifa kulankii labaad oo xidhiidh ah, waxaana liiska maqaneyaasha ay ku wada jiraan Martin Odegaard oo dhaawac kuraanta kasoo gaadhay.Alexandre Lacazette ayaa hoggaaminaya safka hore ee kooxda, isla…

Shaxda Rasmiga Ah Man United vs Granada – Ole Oo Sameeyey Isbedello

Manchester United ayaa garoonkeeda Old Trafford kusoo dhoweynaysa Granada lugta labaad ee wareegga siddeedda Europa League, iyadoo lugtii horena kusoo badisay 2-0.Weeraryahanka reer England ee Marcus Rashford ayaa lagu soo daray liiska kooxda inkasta oo uu jiro shaki dhaawac kasoo gaadhay ciyaartii hore ee Granada, isla markaana uu 72 daqiiqadood ciyaaray kulankii Tottenham ee usbuucii hore.United ayay ka maqan yihiin Luke Shaw, Scott McTominay iyo Harry Maguire oo dhamaantood ganaaxyo hal ciyaar ah ku fadhiya, halka Anthony…

One Major Effect of Eating Kiwi Every Day, Says New Study

When you think of your favorite fruit, what comes to mind? Bananas and apples tend to be the most consumed fruits in the U.S. year after year, but where do kiwis stand? Recent research suggests that these fuzzy fruits may pack a host of health benefits, one of which is pivotal for recovering from (intense) exercise. According to a study published in the journal Nutrients earlier this year, elite runners who ate two kiwis a day for one month reduced oxidative damage from intense physical training. Athletes who routinely train…

Waa Kuma Xiddiga Loogu Yeedhay ‘Faraska Indhoolaha Ah’ Ee Chelsea? –

Faraska indhaha la’ ma aha in uu ugu soo bilowdo Chelsea, waxaanay tahay in uu kasoo horreeyo laacibka reer Moroco ee Hakim Ziyech.Chelsea ayaa xagaagii hore waxay lacag badan gelisay suuqa iyadoo lasoo saxeexatay xiddigo badan oo ay ka mi yihiin Hakim Ziyech, Timo Werner iyo Kai Havertz, halka uu bilaash ugu yimid Thiago Silva.Tababare Thomas Tuchel oo bishii January beddelay Frank Lampard ayaa waxa uu kooxda kusoo celiyey jidka guulaha isagoo shaxda kooxdana ka dhigay mid aan la malayn karin oo maalinba uu taatiko guul…

Tottenham agree to “shine over” Dulux trolling

Let's be honest, 2020 was just weird and the turn of the year represented a new start for us all. Turn a new page, close a chapter in the book, call it what you will - as long as things started to return to "normal" we did not care.Well ... just over three months into this glorious year and Tottenham are publicly enchanted by the color brand Dulux (the country's premier color brand by the way, and you will not forget it) who just a few minutes earlier announced that they would be the club's official color supplier. This is…