Reporter

Axadle Editorial Desk

Axadle Editorial Desk is the newsroom team behind Axadle coverage of Somalia, the Horn of Africa, and wider African affairs. Stories are edited for accuracy, sourcing, and clarity before publication.

22,624 Articles

Ereyadii Uu Xalay Yidhi Luis Suarez Oo Ooyaya: “Hoos Ayey Ii Dhigeen

Luis Suarez ayaa qarsan kari waayey dareenkiisa markii uu Atletico Madrid ka caawiyey in ay ku guuleysato horyaalka LaLiga Santander Sabtidii.Weeraryahanka reer Uruguay ayaa dhaliyey goolkii labaad ee guusha soo laabashada ee ay ka gaadheen Real Valladolid, kaas oo ahaa midkiisii 21aad ee uu xilli ciyaareedkan saxeexo.Laacibkan oo ay Barcelona iska soo caydhisay xagaagii, iyadoo u sheegtay in uu weynaaday oo aanay doonayn in ay siiyaan mushaharooyinkiisa badan, waxa uu Camp Nou ka yimid isagoo ooyaya, isla markaana qolka…

RASMI: Arsenal Oo Shaqada Ka Caydhinaysa Tababaraheeda Taariikhda

Kooxda  kubadda cagta Arsenal ayaa shaqada ka caydhinaysa tababaraheeda taariikhda dheer ku leh kooxda ee lasoo shaqeeyey Arsene Wenger, isla markaana guulihii ay kooxdu gaadhay qaybta ka ahaa.Steve Bould oo ahaa tababaraha kooxda  da’yarta ee U23 ee Arsenal ayaa shaqada laga caydhiyey sida ay warbaahinta Ingiriisku xaqiijiyeen.Bould ayaa Arsenal u ciyaaray muddo 11 sannadood ah, waxaana sannadkii 2000 oo uu ciyaaraha ka  fadhiistay loo magacaabay tababaraha kooxda da’yarta oo uu guulo badan soo gaadhsiiiyey.Da’yarta Arsenal…

AMISOM trains police in civil protection in Somalia

AMISOM trains civil protection police in Somalia MOGADISHU, Somalia - A contingent of Somali police officers has been trained in established guidelines that protect civilians in line with their tasks, as the AMISOM team strives to restore order and stability in the Horn of Africa. The exercise allowed at least 25 police officers, mainly from the Sierra Leone police unit and the FPU, to benefit…

Hordhacyo: Liverpool vs Palace, Aston Villa vs Chelsea – Kulamada Lagu

Horyaalka waddanka Ingiriiska ayaa lasoo gunaanadayaa maanta, waxaana kala bixi doona saddexda kooxood ee Chelsea, Liverpool iyo Leicester City oo ku dagaallamaya kaalmaha saddexaad iyo afraad, kuwaas oo ay iyaguna soo raaci karayaan naadiyada ku dhamaysanaya kaalmaha shanaad iyo lixaad illaa toddobaad ee kasoo muuqanaya tartamada Europa League iyo midka cusub ee hadda la sameeyey ee kasii hooseeya Europa Conference League.Chelsea oo kaalinta saddexaad fadhida ayaa waxay la ballansan tahay, Aston Villa oo ay ugu tegayso…

Abducted in daylight, the Somali-American body was found in the morgue,

Abducted in bright daylight, the Somali-American body was found in the morgue in central Kenya NAIROBI, Kenya - A young Somali-American engineer has been found dead, about ten days after his abduction, in what may be the most murderous in Kenya's history, and which may provoke sharp responses from the US embassy in Kenya. Bashir Mohammed disappeared about ten days ago from some leafy suburbs of…

our friends the animals in the competition

It is the largest competition for artists in Gabon. "BICIG-Friends of the Arts" has been around for 26 years and the 2021 edition is devoted to the protection of endangered species. with our correspondent in Libreville, Yves-Laurent GomaHundreds of men and women with letters have written poems, plays and short stories to convey…

Xiriir Jaceyl Oo Sababay Burburka Saaxiibtinimadii Neymar & Fanaanka

Waxaa si rasmi ah u burburay saaxiibtimadii ka dhaxeysay fanaanka caanka ah ee reer Colombia Maluma iyo xiddiga reer Brazil iyo kooxda Paris Saint-Germain Neymar, waxaana sabab u noqotay gabar moodal ah.Maluma iyo Neymar waxay ahaayeen saaxiibo aad isagu dhow, iyadoo xitaa uu fanaanka reer Colombia heeso ka qaado xafladii dhalashaya xiddiga Paris Saint-Germain ee ka dhacday caasimada dalka Faransiiska ee Paris.Laakiin sida ay haatan qortay jariirada Spain ka soo baxda ee Marca, xiriirkoodii saaxiibtinimo ayaa burburay ka dib…

Alaa Salah, icon of the Sudan revolution: “he

The young Sudanese activist Alaa Salah has become an icon of protest in her country with her revolutionary songs. Today she tells about her experience during the uprising in a book written by Martin Roux entitled Le chant de la revolte, published by Favre. In 2019, Alaa Salah, then a 23-year-old architecture student, participated in the demonstrations in her own way. Lying on the roof of a car, all…

Maxaa La Filayaa Inay Maanta Ka Dhacaan Horyaalka Premier League?

Seddex kooxood ayaa ku tartamaya labo ka mid ah afarta boosas ee Champions League loogu soo baxayo horyaalka Premier League maanta oo Axad ah oo la soo gabagabeynayo xilli ciyaareedka horyaalka Ingariiska.Kooxda horyaalka Premier League qaaday ee Manchester City durbaba waa ay xaqiijisatay booskeeda wareega group-yada Champions League ee xilli ciyaareedka danbe si la mid ah Man United oo xaqiijisatay inay ku dhameysan doonto kaalinta labaad ee horyaalka.Laakiin hal dhibic ayaa kala saarta kooxda kaalinta seddexaad ee Chelsea…

The Kpodzro dynamics ask society

The dynamic bishop Kpodzro, who continues to demand victory in the presidential election on 22 February 2020, proposes a way out of the crisis through a memorandum she submitted to the European Union a few days ago. For the dynamic bishop Kpodzro, his candidate, Gabriel Agbéyomé Kodjo, is the real winner of this election and it is necessary, under the leadership of the European Union and the UN, to…