Reporter

Axadle Editorial Desk

Axadle Editorial Desk is the newsroom team behind Axadle coverage of Somalia, the Horn of Africa, and wider African affairs. Stories are edited for accuracy, sourcing, and clarity before publication.

22,624 Articles

XASAASI: FA-ga Oo Ka Hadlay Haddiiba Ay Dhibco Ka Jarayaan Chelsea Oo

Xidhiidhka kubadda cagta England ee FA-ga ayaa lagu soo warramayaa inay dafireen wararka sheegaya inay kooxda ree London ee Chelsea ka jarayaan dhibco oo ay ku sababi doonaan inay ka hadho Champions League xilli ciyaareedka dambe. FA-ga ayaa dacwad ku oogay Chelsea kaddib markii ay ku fashilantay inay xakamayso xiddigaha kooxdeeda oo la dagaalamay dhigooda Leicester City kulankii labada kooxood dhex maray iyadoo Foxes qudhooda lagu dacweeyay doorkoodii. Xiddigaha Foxes iyo Blues iyo waliba shaqaalaha labada kooxood…

the city of Goma spared, the inhabitants

The Nyiragongo volcano, which erupted on Saturday 22 May around 19:00, is now standing still and the city of Goma, panicking last night, has so far been saved. Many Congolese who fled their homes, as far as Rwanda, return home. According to the military governor of the region, five people lost their lives. Throughout the…

The One Drink You Need To Lose Weight, Say Experts

There is no magical potion that can radically change the numbers on the scale (at least not in a safe or sustainable way). But there is one super-powerful beverage that's been scientifically proven to support weight loss—green tea. One of the healthiest drinks on the planet, green tea has been linked to loads of benefits, including boosting your metabolism and supporting healthy weight loss. It is high levels of polyphenols—a plant compound that has been linked to many health benefits, such as reducing inflammation and…

Man United Oo Qarka U Saaran Inay Heshiis Cusub Ka Saxeexato Bruno

Kubad sameeyaha kooxda Manchester United ee Bruno Fernandes ayaa ku dhaw inuu kooxdaas u saxeexo heshiis cusub oo uu mushahar ahaan toddobaadkii 200,000 oo pound ku qaadanayo.Wakiilka 26 sano jirkaas ee Miguel Pinto ayaa horraantii toddobaadkan soo gaadhay magaalada Manchester si uu qoddobo cusub iyo heshiis cusub oo mushahar ah laba jibaarka midkiisii hore ugala hadlo madaxda Man United sida uu sheegay wargeyska The Mirror.Fernandes ayaa ahaa mid si weyn wax ugu taray United tan iyo markii uu kusoo biiray January 2020 isaga…

GEERI Ka Dhacday Xafladii Dabaaldega Atletico Madrid Ee Xalay &

Dhacdo argagax leh ayaa xalay ka dhacday badhtamaha magaalada Madrid intii ay socdeen dabaaldegyadii hanashada horyaalka La Liga ee kooxda Atletico Madrid.Kumanaan taageerayaal ah ayaa iskugu soo baxay banaanka caasimada Spain kaddib markii ay kooxdoodu guul 2-1 ah kasoo gaadhay Real Valladolid iyaga oo si rasmi ah ugu guuleystay horyaalka.Dabaaldegaas ayuu ku geeriyooday wiil yar oo 14 sano jir ah oo kamid ahaa mucaashaqiinta Rojiblancos, sida uu sheegayo wargeyska El Pais, taageerahaas da’yarka ah ayaa saarnaa gaadhi…

One Major Side Effect of Drinking Too Much Coffee, Says Science

For many people, drinking a cup of coffee in the morning is an essential part of their day. And while the occasional cup of coffee may boost your energy level, focus, or even your mood, you can definitely have too much of a good thing when it comes to your coffee intake. While the U.S. Food & Drug Administration (FDA) says that most healthy adults can safely consume up to 400 milligrams of caffeine each day—the amount you'd get in approximately four to five cups of coffee—individual tolerance can vary greatly based on…

opposition anger as president

Three days before May 26, the new head of state's traditional investment day, political tensions are mounting as a new president should have taken office. However, Head of State Azali Assoumani, who has been in office since 2016, was able to fight for his own legacy and was re-elected in 2019, following a constitutional amendment in 2018.…

“Man United La’aanta Harry Kane Horyaalka Way Ku Guuleysan Kartaa

Tababare Ole Gunnar Solskjaer kuma farxi doono haddii uu Harry Kane ku biiro koox kale oo ay horyaalka ku xifaaltamayaan balse Man United wali way ku guuleysan kartaa horyaalka la’aantii sida uu qabo xiddigii hore ee kooxdaas ee Owen Hargreaves.Hargreaves ayaa qaba in Man United ay u baahantahay saxeexyada garab midig, khad dhexe oo bur-buriye ah iyo daafac dhexe si ay horyaalka ugula loolamaan Man City.Man United, City iyo Chelsea ayaa ah saddexda kooxood ee la filayo inay isku dayaan saxeexa Harry Kane kaddib markii uu u…

DR Congo’s Goma was ‘saved’ as a lava stable after

Thousands have fled the eruption of Mount Nyiragongo in the Democratic Republic of Congo (DR Congo) when a river of boiling lava mercifully stopped on the outskirts of Goma on Sunday, saving the city in the east of the country from disaster. Fire and strong fumes originated from the black-melted cliff when it engulfed houses, on its way to Goma Airport on Lake Kivu, says a correspondent from Agence France-Presse (AFP). But the military governor of northern Kivu province said the "city was spared" after…