Barcelona Oo Guul-darradii Ugu Horreysay Xili Ciyaareedka
Barcelona ayaa guul-darro xanuun badan kasoo gaadhay kulan ay marti ugu ahayd Getate, waxaana lagu soo garaacay 1-0. Gool rikoodhe ahaa oo…
Barcelona ayaa guul-darro xanuun badan kasoo gaadhay kulan ay marti ugu ahayd Getate, waxaana lagu soo garaacay 1-0. Gool rikoodhe ahaa oo…
Manchester United ayaa jidka guusha kusoo laabatay waxaanay 4-1 ku garaacday Newcastle United kulan uu rikoodhe khasaariyey Bruno Fernandes. Newcastle United ayaa…
Difaaca Liverpool ee Virgil van Dijk ayaa macasalaameeyey xili ciyaareedkan oo dhan kaddib markii uu dhaawac culus kasoo gaadhay lugta kulankii Merseyside…
Manchester City ayaa kusoo laabatay jidka guusha oo ay ka maqnayd labadii ciyaarood ee ugu dambeeyey oo ay midda hore ay Leicester…
Tababaraha Liverpool, Jurgen Klopp ayaa ka hadlay dhaawacyadii soo gaadhay Xiddigaha kooxdiisa ee Virgil van Dijk iyo Thiago Alcantara oo loo qaaday…
Real Madrid ayaa guul-darro lama filaan ahi kasoo gaadhay ciyaar ay marti ugu ahayd naadiga dhowaanta kasoo dallacay heerka labaad ee Cadiz,…
Manchester City ayaa guul cidhiidhi ah oo ay ku rafaadday ka gaadhay Arsenal oo ay kusoo dhoweysay garoonkeeda Etihad Stadium, waxaanay kusoo…
AC Milan ayaa guul ay ku rafaadday ka gaadhay kooxda ay isku magaalada iyo garoonkaba yihiin ee Inter Milan, taas oo ay…
Real Madrid iyo Barcelona ayaa ku dagaallami doona xiddiga Manchester United khadka dhexe uga ciyaara ee Bruno Fernandes, siddeed bilood kaddib markii…
Barcelona oo ciyaartii ugu dambaysay barbarro la gashay Sevilla ayaa u halgami doonta inay jidka guusha kusoo laabato marka ay caawa tagto…
Labadii saaxiib ee hore ee dhowaanta noqday xafiiltameyaasha ee Mikel Arteta iyo Pep Guardiola ayaa mar kale maanta iskaga hor iman doona…