Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka PSG vs Manchester United –
Manchester United ayaa ku sugan garoonka Parc des Prince oo ay isku haleelayaan PSG oo ciyaartoodii iskugu dambaysay ay kaga soo adkaatay…
Manchester United ayaa ku sugan garoonka Parc des Prince oo ay isku haleelayaan PSG oo ciyaartoodii iskugu dambaysay ay kaga soo adkaatay…
Chelsea ayaa garoonkeeda Stamford Bridge kusoo dhoweynaysa kooxda kusoo guuleystay tartanka Europa League xili ciyaareedkii hore ee Sevilla, waxaana uu Lampard kala…
Sergio Ramos ayaa laga reebay liiska ciyaartoyda Real Madrid ee habeen dambe ka hor tegi doona Shakhtar Donetsk oo ay isku haleelayaan…
Xiddiga dhaawaca kaga maqan Liverpool ee Virgil van Dijk ayaa lumiyey booska koowaad ee difaacyahannada ugu wanaagsan dunida waqtigan, waxaana soo baxday…
Bruno Fernandes ayaa qosol muunsooday markii uu tababare Ole Gunnar Solskjaer sida lama filaanka ah warbaahinta horteeda uga sheegay in kabtanka Manchester…
Telefishanka beIN Sports ayaa shaaciyey wariyeyaasha ku qoran baahinta kulamada Champions League ee toddobaadkan, waxaana dhamaan diyaar ah tacliiqiyiinta ruug-caddaaga ah ee…
Stamford Bridge ayaa martigelinaya kulanka xiisaha badan ee caawa ay Chelsea kusoo dhoweyn doonto kooxda haysata koobka Europa League ee Sevilla oo…
Martin Odegaard oo toddobaadkii hore uu dhaawac kasoo gaadhay kulamadii caalamiga ahaa ayaa xaaladdiisu kasii xun tahay sidii hore loo moodayay, waxaana…
Tobanka ciyaartoy ee ugu wanaagsan hal-abuurka iyo kubbad samaynta waqtigan dunida oo dhan ayaa la shaaciyey, waxaana hormood u ah xiddigo waaweyn…
UEFA ayaa sheegtay in laga tashanayo in isbeddel rasmi ah lagu sameeyo qaabka loo ciyaaro tartamada Champions League iyo Europa League ee…
Horyaalka Premier League ee xili ciyaareedkan, waxa illaa hadda kasoo muuqanaya arrimo layaab leh oo aan marka hore xisaabta iyo saadaasha midnaba…