Sergio Ramos Oo Dhaliyey Goolkiisii 100aad Ee Real Madrid
Goolkii uu madaxa kaga dhaliyey Inter Milan habeenkii xalay, waxa Sergio Ramos uu u sameeyey taariikh weyn oo kale oo…
Goolkii uu madaxa kaga dhaliyey Inter Milan habeenkii xalay, waxa Sergio Ramos uu u sameeyey taariikh weyn oo kale oo…
Real Madrid ayaa guusheedii koowaad ee Champions League xili ciyaareedkan gaadhay, waxaanay 3-2 kaga adkaatay Inter Milan oo ay laba…
Waqtigii guulaha, koobabka iyo farxadda ay ku jirtay Manchester United, waxay isku dayday inay lasoo saxeexato xiddigo waaweyn oo haddii…
Liverpool ayaa xasuuq u geysatay kooxda kubadda cagta Atalanta, waxaanay ku garaacday 5-0, iyadoo sagaal dhibcood ku hoggaaminaysa Groupkooda. Diogo…
Real Madrid ayaa guul ay aad ugu baahnayd ka gaadhay Inter Milan oo ay kaga adkaatay 3-1, waxaanay u ahayd…
Mucjisadii kubadda cagta iyo xulka qaranka Argentina ee Diego Armando Maradona ayaa lagu samaynayaa qalliin degdeg ah kaddib markii uu…
Sannadkan 2020 waxa uu ku ahaa Barcelona mid aad u adag oo ay lasoo kulmeen dhibaatooyin aan xataa saadaasha ugu…
Real Madrid ayaa kusoo gashay shax adag kulanka muhiimka u ah xili ciyaareedkooda sannadkan ee tartanka Champions League ee ay…
Liverpool ayaa ku sugan waddanka Talyaaniga oo ay kula ciyaarayso kooxda Atalanta, waxaanay u baahan tahay inay guushii saddexaad gaadho,…
Chelsea ayaa garoonkeeda Stamford Bridge waxay habeen dambe oo Arbaca ah ku martigelin doontaa kooxda reer France ee Rennes oo…
Manchester United ayaa 24 ciyaartoy ula safartay waddanka Turkiga oo ay kulankooda saddexaad ee Champions League ee xili ciyaareedkan ku…