Baydhabo (Axadle) – Guddiga SEIT ee Koonfur Galbeed ayaa soo saaray jadwalka doorashada todobadii kursi ee u dambeysay guud ahaan xubnaha Golaha Shacabka, gaar ahaan kuwa deegaan doorashadooda ay tahay Baydhabo iyo Baraawe.
Guddiga ayaa sheegay in isla maanta la shaacinayo guddiyada soo xulaya ergada todobada kursi oo kala ah HOP#204, HOP#197, HOP#179, HOP#172, HOP#164, HOP#181 & HOP#047.
Qoraalka ayaa sidoo kale lagu shaaciyey in…