Shaxaha Rasmiga Ah Ee Barcelona vs Ateltico Madrid – Suarez & Messi Oo

Barcelona iyo Atletico Madrid ayaa foodda isku daraya kulankooda ugu dambeeya xilli ciyaareedka oo sidoo kalena noqoya kulamada 35aad ee horyaalka Spain ee LaLiga, kaas oo ah mid wax badan ka go’aaminaya horyaalka LaLiga oo ay Atletico Hoggaankiisa hayso.

Barcelona oo uu ka ganaaxan yahay tababare Ronald Koeman ayaa waxa ugu soo bilowday Lionel Messi iyo Antoine Griezmann oo safka hore ee weerarka wada hoggaaminaya, waxaana dhexda ka taageeraya Jordi Alba, Pedri, Sergio Busquets, Frenkie de Jong iyo Sergino Dest, halka difaacana ay wada taagan yihiin Ronald Araujo, Gerad Pique iyo Clement Lenget.

Atletico Madrid ayaa sidoo kale waxay lasoo gashay shaxdii ugu adkayd oo ay hoggaaminayaan Luis Suarez iyo Angel Correa oo afka hore ah, waxaana dhexda ka taageeraya Yannick Carrasco, Koke, Marco Llorente iyo Thomas Lemar, halka difaacana ay taagan yihiin Kieran Trippier, Stefan Savic, Felipe iyo Mario Hermoso.

Shaxaha Rasmiga ah ee labada koosood

Barcelona XI: Marc-Andre ter Stegen; Ronald Araujo, Gerard Pique, Clement Lenglet; Sergino Dest, Frenkie de Jong, Sergio Bosuqtes, Pedri, Jordi Alba; Lionel Messi, Antoine Griezmann.

Kaydka: Neto (GK), Arnau (GK), Araujo, Umtiti, Firpo, Roberto, Pjanic, Ilaix, Puig, Trincão, Dembélé, Braithwaite

Atletico Madrid XI: Jan Oblak; Kieran Trippier, Stefan Savic, Felipe, Mario Hermoso; Yannick Carrasco, Koke, Marcos Llorente, Thomas Lemar; Angel Correa, Luis Suarez.

Kaydka: Grbic (GK), Giménez, Vrsaljko, Lodi, Torreira, Kondogbia, Herrera, Saúl, Vitolo, Félix, Dembélé

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More