Monthly Archives

September 2020

Sheekadii Xiisaha laheyd ee kurbo aduun iyo kadeed caashaq Qeybtii 14aad

Waad ka badbadisay waxaan jeclaan lahaa in aadan afaraheyga soo fara gelin oo aad isha iga eegto saaxiib xumaan maaha.   Xasan Kaafi: Xumaan maba noqon karto laakiin dantaada in aad garato ayaa wanaangsan nolosha qiyaaliga ahna waqtiga ha iska lumin. Farxaan intii uu jawaabin ayaa waxaa dib u soo noqotay Fartuun oo durbadiiba hadalka furtay oo tiri. Fartuun: Farxaan go’aan ayaa gaaray   Farxaan: Go’aanka muxuu yahay   Fartuun: In aad Nayrobi tago   Farxaan: Reerka ma kala…