Browsing Tag

soomaaliyeed

Duminta Xuduudaha Gumeysiga: Danta Afrika iyo Midnimada Ummadda Soomaaliyeed

Analysis: Africa’s colonial borders still bleed — and Somalia won’t legitimize the 1964 line Africa’s map was drawn with a ruler, not with consent. The straight-edged boundaries carved at the Berlin Conference and cemented by departing European empires didn’t reflect language, culture, kinship or history. In 1964, seeking to stem a cascade of territorial wars, the Organization of African Unity adopted a doctrine of border sanctity rooted in uti possidetis juris: honor the frontiers inherited at independence. It stabilized…

Understanding the Relationship Between Somali Politicians and Society

Somalia’s politics is trapped in a loop. A generation of leaders has cycled through the same tactics, the same alliances and the same evasions, leaving the public unconvinced that there is any meaningful difference between those in office and those seeking it. That exhaustion is no longer just a mood; it is a structural risk to the state. When voters see no program, no transparency and no red lines on sovereignty, trust collapses. And when trust collapses, predatory actors — foreign and domestic — move in. Across the last…

Somali Youth Unemployed as Foreigners Fill Jobs: A Growing National Concern

Somalia’s Jobless Youth and the Expat Premium: What Happens When a Country Outsources Its Future? MOGADISHU — On a hot morning near Kilometre 4, the capital’s arteries of traffic pulse around concrete blast walls and coffee stalls. At a curbside kiosk, a queue of young men and women refresh their phones, swapping links to job ads that feel always just out of reach. Many are college graduates; most live with family; almost all say the same thing: the opportunities are elsewhere. Somalia is far from the only place where a…

Qaar kamid ah culimada Soomaaliyeed oo soo dhoweeyay xiriirka Masar iyo Soomaaliya

Sabti, September, 7, 2024 (AX) - Qaar kamid ah Culima'awdiinka Soomaaliyeed ayaa kulan ay maanta ku yeesheen magaalada Muqdisho waxay si adag uga hor yimaadeen damaca Itoobiya ee dhulka Soomaaliyeed, iyagoo muujiyay taageeradooda xiriirka Masar ee Soomaaliya. Kulankan ayaa culimadu si cad uga digeen xadgudubka Itoobiya ee dhulka Soomaaliya, iyagoo sheegay in aysan aqbali karin, isla markaana loo baahan yahay in laga hortago. Culimadu waxay si weyn u soo dhoweeyeen xiriirka Masar ee Soomaaliya, iyagoo tilmaamay in Masar…

Golaha Wasiirada oo shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in loo midoobo ilaalinta qarannimada iyo madax bannaanida dalka

 Khamiis, September, 5, 2024 (AX) - Golaha Wasiirada Soomaaliya oo maanta yeeshay shirkoodii todobaadlaha ahaa ugu baaqay shacabka in ay u midoobaan difaaca Madaxbanaanida, Qarannimada iyo Midnimada dalka.Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre oo shir guddoominayay kulanka Golaha Wasiirrada, ayaa hoosta ka xarriiqay sida ay lagama maarmaanka u tahay in muwaadiniinta Soomaliyeed ay ka fogaadaan falalka kala qeybsanaanta bulshada.Ra’iisul Wasaaraha ayaa carrabka ku adkeeyay baahida loo qabo dadaal wadajir ah si loo gaaro…

Maxaad ka ogtahay sheekada muwaadin soomaaliyeed

Soomaali badan ayaa dalkooda ka qaxay tan iyo 1991, markii sharciga iyo kala dambeynta uu ku burburay dalka kadib markii jabhado hubeysan ay afgembiyeen dowladdii militariga. Qaxootiga Soomaalida ah waxay la xiriireen bulshada caalamka, qaar waxay heleen magangalyo halka kuwa kale ay la daalaa dhacayaan dalalkii ay aadeen si ay ula qabsadaan nolosha iyo waaya aragnimadii waqtigii uu baray. Axmed Maxamed waa nin aan la garanayn magaciisa rasmiga ah, laakiin sababo amni awgood waxaa wareystay wakaaladda wararka ee Turkiga…