Soomaalida iyo Canfarta oo wali ku dagaallamadaya degaanno ka tirsan Gobolka Siti ee Dowlad Degaanka Soomaalida
Isniin, Luulyo, 1, 2024 (AX) - Wararka ka imaanaya Dowlad Degaanka Soomaalida ayaa sheegaya in uu maanta dagaal culus oo u dhaxeeya Soomaalida iyo Canfarta uu ka socdo degaanno hoos yimaadda gobolka Siti ee Degaanka Soomaalida.Meelaha uu sida gaarka ah dagaalka maanta uga socdo ayaa ah magaalada Garbaciise iyo meelo u dhaw magaaladaas oo Canfartu horey saldhigyo ciidan ugu lahaayeen kuwaas oo la sheegayo inay gacan ku hayntooda ay la wareegeen Soomaalidu.Dhinaca kale dhowr saldhig oo ay Ciidamada Canfartu ku lahaayeen…