Shared Responsibility: Safeguarding the Red Sea and Gulf of Aden
Tan iyo markii la ii doortay madaxweynaha Soomaaliya sanadkii 2012, waxaan la kulmay xaalado adag oo aan lafilin, oo ay ka mid yihiin 6 isku day dil oo ay fuliyeen kooxda argagixisada ah ee Alshabaab. Isku daygii ugu dambeeyay ayaa dhacay 18 Maarso 2025, anigoo ku sii jeedey garoonka diyaaradaha Muqdisho si aan ugu biiro ciidammada geesiyada ah ee dagaalka jooga.
Maalinkaas, markii aan ku socday wado aan ka gelayo garoonka, Alshabaab waxay isku dayeen inay carqaladeeyaan safarkeyga, iyagoo adeegsanaya walxaha qarxa oo ay…