Somalia
Dhalinyaro Soomaali ah oo ku xayiran garoonka diyaaradaha magaalaga São Paulo ee dalka Brazil
Jimco, September, 6, 2024 (AX) – Garoonka diyaaradaha magaalaga São Paulo ee dalka Brazil waxaa mudo hal todobaad ka badan ku dhex xayiran dhalinyaro Soomaaliyeed oo loo diiday iney ka baxaan. Dhalinyaradaan…