Madaxweynaha Soomaaliya oo xilka ka qaaday guddoomiyihii Maxkamadda Sare, dibna u soo celiyay kii ka horreeyay
Muqdisho (AX) — Madaxweynaha Soomaaliya Hassan Sheikh Mohamud ayaa maalintii Arbacaadii xilka ka xayuubiyay Guddoomiyihii Maxkamadda Sare ee dalka Baashe Yusuf Ahmed, isagoo jagadaas dib ugu soo celiyay Ibrahim Idle Suleiman oo…