Browsing Tag

magaalada

Faahfaahino kasoo baxay dagaal culus oo saakay ka dhacay magaalada Ceeldheer

 Sabti, Juun, 8, 2024 (AX) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar xoogan oo aroornimadii hore ee saakay kooxda Al-shabaab ku qaaday magaalada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud.Kooxda ayaa ugu horeyn ku weerartay fariisimo gudaha magaaladaasi ay ku leyihiin ciidamada dowladda iyo kuwa dadka deegaanka qaraxyo xoogan, waxaana xigay dagaal toos ah oo lasoo wariyay in labada dhinac uu halkaas ku dhexmaray ku dhawaad 2 saacadood oo xiriir ahaa.Wali si rasmi ah looma ogaan karo khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay dagaalka…

Masar oo bisha July duulimaadyo toos ah ka bilaabaysa magaalada Muqdisho

 Sabti, Juun, 8, 2024 (AX) - Safiirka Soomaaliya ee Masar ahna Wakiilka Joogtadda ah ee Ururka Jaamacadda Carabta Danjire Ali Abdi Awaare ayaa soo dhaweeyay war saxaafadeed kasoo baxay dowladda Masar oo lagu shaaciyay in bisha soo socota 11-July la bilaabi doono duulimaadyada Soomaaliya.Danjiraha Soomaaliya ayaa sheegay inay tallaabadan tahay mid sare u qaadeysa xiriirka iskaashi iyo wadashaqeyn ee Soomaaliya iyo Masar, isagoo sheegay in fursadaan ay tahay mid ay ka faa’ideysan doonaan shacabka labadda dal.Shirkadda…

Raysal wasaare Xamse oo magaalada Seol uga qeybgalay shir muhiim ah oo ka furmay

 Talaado, Juun, 4, 2024 (AX) - Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa magaalada Seol ee dalka Koonfur Kuuriya uga qeyb galay shir madaxeedka Kuuriyada Koonfureed iyo Afrika oo goordhaw si rasmi ah u furmay.Shir madaxeedkaan u furmay Kuuriyada Koonfureed iyo madaxda Afrika ayaa socon doono mudo laba maalmood ah, kaasoo dhinacyada ay diiradda ku saari doonaan xiriirka soo jireynka ahaa ee ka dhaxeeyay Kuuriyada Koonfureed iyo Afrika.Laba dhinac waxay sidoo kale ka…

Afhayeenka Booliiska: Kantarool kasta oo kuyaala magaalada Muqdisho waxaa la dhigayaa Eey qaraxyada baara

Sabti, Juun, 1, 2024 (AX) - Afhayeenka ciidanka Booliiska Soomaaliya, Cabdifitaax Aadan Xasan, ayaa sheegay, in kantaroolada magaalada Muqdisho la dhigidoono Eeyo, si ay uga qeyb qaataan sugidda amniga iyo ka hortagga waxyaabaha qaraxa. Afhayeenka ciidanka Booliiska ayaa sheegay, in Eeyuhu aysan wax dhibaato ah u geysan doonin dadka shacabka ah, isagoo tilmaamay inay ka qeyb qaadan doonaan sugidda ammaankooda. Wuxuu sheegay, dadka Soomaaliyeed inay Eeyuhu u adeegsadaan inay  u ilaaliyaan beeraha iyo guryahooda, si aanay…

Xubno kasoo goostay kooxda Al-shabaab oo lagu soo bandhigay magaalada Baydhabo

 Khamiis, May, 30, 2024 (AX) - Ciidamada Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya ee ka howlgala deegaanada Koonfur Galbeed, gaar ahaan magalaada Baydhabo ayaa soo bandhigay sadax xubnood oo ka tirsanaa kooxda Al-shabaab oo isku soo dhiibay.Sadaxdaan xubnood ee lagu soo bandhigay gudaha magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa magacyadooda lagu kala sheegay Ibraahim Xuseen Maxamed, Nuur Maxamed Abuukar iyo Yare Cali Xuseen.Askarta NISA oo gacanta ku haayo sadaxdaan nin ee kasoo goostay Al-shabaab waxay sheegeen…

Amaanka goobaha laga soo galo Magaalada Muqdisho oo Maanta si weyn loo adkeeyay

Isniin, May, 27, 2024 (AX) - Ciidamada Booliiska Soomaaliya ayaa si weyn u adkeeyay amaanka baraha koontaroolada ee laga soo galo magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho.Baraha koontaroolada ayaa lagu arkaayay maanta baaritaano ka duwan baaritaanadii hore, waxaana baarista qeyb ka ahaa ciidanka miino baarista iyo eeyaha u tababaran urinta waxyaabaha qarxa."Askarta Howl-galada iyo Baraha Kontorolada Magaalada Muqdisho iyo Askarta Miina Baarista  Gaar ahaan  Xaywaanada uriya Walxaha Qarxa ayaa Shaqa Wanaagsan Ka wada…

James Swan oo Maanta soo gaaray magaalada Muqdisho

 Axad, May, 26, 2024 (AX) - Sii hayaha Ergayga gaarka ah ee Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya James Swan ayaa maanta soo gaaray magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho.Waraaxafafeed kasoo baxay Xafiiska UNSOM ayaa lagu sheegay in James Swan uu diiradda saari doono sidii looga taageeri lahaa dowladda Fedaraalka iyo dadka Soomaaliyeed  dhinacyada nabad galyada, amniga, horumarka, iyo dowlad dhiska.Xoghayaha Guud ee QM António Guterres ayaa magacaabista Mr. Swan ku dhawaaqay14kii bisha Maajo. Mr. Swan ka…

Maraykanka oo digniin u diray muwaadiniintiisa ku sugan magaalada Muqdisho

  Axad, May, 26, 2024 (AX) - Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa soo saartay digniin amni, iyadoo kula talisay muwaadiniinta Mareykanka ee ku sugan Muqdisho inay muujiyaan taxadar dheeraad ah toddobaadka soo socda.War qoraal ah oo kasoo baxay Safaaradda Maraykanka ee Soomaaliya, ayaa loogu sheegay muwaadiniinta Mareykanka, in weerarrada argagixisadu ay u dhici karaan si lama filaan ah.Mareykanka ma uusan cadeyn halka ay qatarta ka imaaneyso, balse meelaha uu muwaadiniintiisa uga digay waxaa kamid ah, garoomada…

Faahfaahin kasoo baxaya 7 caruur ah oo Maanta baddu ku qaaday xeebta magaalada Marka

Sabti, May, 25, 2024 (AX) - Wararka ka imaanaya magaalada xeebeedka Marka ayaa ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in ilaa 7 caruur ah ay maantu qaaday badda.Laba ka mid ah 7-da caruurta ah ayaa lasoo badbaadiyay, iyadoo sidoo kale la helay mid sadaxaad oo meydkiisa biyaha soo saareen, sida uu warbaahinta u sheegay mid ka mid ah Odayaasha deegaanka.Labada caruurta ah ee lasoo badbaadiyay ayaa la sheegay in la dhigay Isbitaalka magaalada Marka, halkaas oo lagula tacaali haayo xaaladooda caafimaad.Cabdalla Bashiir…

Xildhibaan ka tirsanaa Golaha Wakiiladda Koonfur Galbeed oo lagu dilay magaalada Muqdisho

Khamiis, May, 23, 2024 (AX) - Waxaa Xalay magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya lagu dilay Xildhibaan Ibraahin Cabdi Cabdiraxmaan oo ka tirsanaa Baarlamaanka maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya.Kooxo Bastoolado ku hubeysnaa ayaa geystay dilka Xildhibaanka kuwaas oo qeybaha sare ee jirkiisa kaga dhuftay dhowr xabadood, taasoo keentay in Xildhibaanka uu ku geeriyoodo isla goobta.Alle ha u naxariiste marxuumka ayaa la sheegay in maalmahii lasoo dhaafay uu magaalada Muqdisho u joogay howlo shaqo, waxaana geeridiisa ka…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More