Somalia
Khasaare xooggan oo ka dhashay dab qabsaday kaalin shidaal oo kutaala magaalada Garowe
Sabti, September, 7, 2024 (AX) – Khasaare ba’an ayaa ka dhashay dab xalay qabsaday kaalin shidaal oo ku taalla magaalada Garowe, caasimadda maamulka Waqooyi Bari. Muuqaallo maanta laga soo duubay goobta ayaa…