Ahmiyada Khudbadaha Laga Jeediyey Kulankii midowga Mushariinta axadle Dec 23, 2020 Somalia Kulan balaaran oo ay isugu yimaadeen midowga Musharaxiinta ayaa lagu qabtay Hoteelka Afrik ee Magaalada Muqdisho Habeenimadii Arbacada. "Barnaamijka Kala Guurka iyo Xaaladda Siyaasadeed ee Dalka".