Browsing Tag

Ismiidaamin

Wararkii ugu dambeeyay khasaaraha ka dhashay qarax Ismiidaamin ahaa oo Baledweyne ka dhacay

 Isniin, Luulyo, 1, 2024 (AX) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax Ismiidaamin aha oo galinkii dambe ee Shalay ka dhacay bar koontarool oo ku taala xaafada Howlwadaag ee magaalada Baledweyne.Qaraxaan ayaa ahaa mid loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa oo Soomalidu u taqaano noociisa Homey ama Caasi, waxaana la xaqiijiyay iney ku dhinteen ilaa 5 ruux oo isugu jira askar iyo dad shacab ah.Barta koontarool ee qaraxaan Ismiidaaminta ah uu ka dhacay ayaa ku taala afaafka hore ee…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More