Browsing Tag

Howlgalo

Howlgalo ka dhan ah kooxda Al-shabaab oo laga fuliyay deegaano ka tirsan gobolka Galgaduud

Axad, Juun, 23, 2024 (AX) - Ciidamada dowladda fedaraalka Soomaaliya oo garab ka helaya kuwa dadka deegaanka ayaa weerar qorsheysan ka fuliyay goobo ku yaala gobolka Galgaduud oo ay ku dhuumaaleysanayeen xubno ka tirsan kooxda Al-shabaab.Howlgalkaan ayaa ciidamada waxay si gaar ah uga sameyeen deegaano ku yaala dhulka howdka ah ee u dhaxeeya magaalooyinka Galcad iyo Masagawaay ee gobolka Galgaduud.Taliyaha Ururka 86-aad guutada 77-aad ee ciidanka xoogga dalka Cabdinuur Yuusuf Qadaaye oo ka mid ahaa saraakiisha…

Howlgalo ka dhan ah Al-shabaab oo ka dhacay xadka maamulada Galmudug iyo Hirshabeelle

 Talaado, May, 28, 2024 (AX) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgalo ciidanka dowladda Fedaraalka Soomaaliya ay ka sameeyeen saacadahii lasoo dhaafay deegaano ku yaala xaduuda ay wadaagaan gobolada Galgaduud, Hiiraan iyo Shabeellaha dhexe ee maamulada Galmudug iyo Hirshabeelle.Howlgaladaan oo ay si gaar ah u fuliyeen ciidanka Danab ayaa la sheegay in lagu soo qabqabtay xubno ka tirsan kooxda Al-shabaab oo doonayay iney isaga gudbaan xaduudaha ay wadagaan goboladaas.Wararka waxay intaas ku darayaan in ciidanka ay…

Howlgalo lagu dilay xubno ka tirsan kooxda Al-shabaab oo ka dhacay gobolka Galgaduud

 Khamiis, May, 23, 2024 (AX) - Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya oo kaashanaya kuwa dadka deegaanka ayaa howlgal qorsheysan oo lagu dilay xubno ka tirsan maleeshiyada Al-shabaab ka sameeyay deegaano hoostaga degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud.Ciidamada iskaashanaya ayaa howlgalka si gaar ah uga fuliyay deegaanka Geerile oo dhanka Galbeed kaga beegan degmada Ceeldheer.War kooban oo kasoo baxay dowladda Fedaraalka ayaa lagu sheegay in howlgalka khasaare baaxad leh lagu gaarsiiyay xubno ka tirsan kooxda Al-shabaab…

Ciidamada dowladda oo howlgalo ka dhan ah kooxda Al-shabaab ka fuliyay gobolka Shabeellaha Hoose

 Jimco, May, 17, 2024 (AX) - Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan guutada 7-aad ayaa howlgalo ka dhan ah kooxda Al-shabaab ka sameeyay saacadahii lasoo dhaafay deegaano ka tirsan Shabeellaha Hoose.Howlgalada oo ahaa kuwa qorsheysnaa ayaa ciidamadu ka fuliyeen deegaano dhowr ah oo ku yaala jiinka Wabiga Shabeelle ee dhexmara gobolkaas.War kooban oo lagu baahiyay warbaahinta dowladda ayaa lagu sheegay in howlgalka khasaare xoogan lagu gaarsiiyay xubno ka tirsan kooxda Al-shabaab oo ku dhuumaaleysanaayay Jiinka…

Ciidamada Amaanka Koonfur Galbeed oo howlgalo lagu qaaday isbaaroyin ka sameeyay degmada Bardaale

 Arbaco, May, 8, 2024 (AX) - Ciidamada maamulka Koonfur Galbeed ayaa maanta ku guuleystay iney qaadaan isbaarooyin badan oo yaalay gudaha degmada Bardaale ee gobolka Baay oo gaarayay ilaa 10 jidgooyo.Ciidamada amaanka maamulka Koonfur Galbeed ayaa maalmahii lasoo dhaafay gudaha degmadaas ka waday howlgalo ay ku doonayeen iney ku qaadaan isbaarooyinka u  yaalay gudaha degmadaas maleeshiyaad hubeysan oo deegaankaas kasoo jeeda.Taliyaha qeybta Booliiska gobolka Baay oo ku sugan degmada Bardaale ayaa sheegay inaan loo…

Howlgalo lagu dilay xubno ka tirsan kooxda Al-shabaab oo ka dhacay gobolka Gedo

 Sabti, April, 4, 2024 (AX) - Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgalo ka dhan ah kooxda Al-shabaab oo ay ciidamada dowladda iyo kuwa maamulka Jubbaland ay ka sameeyeen saacadahii lasoo dhaafay deegaano ka tirsan gobolka Gedo.Ciidamada is kaashanaya ayaa howlgalada ka fuliyay deegaano dhowr ah oo u dhaxeeya degmooyinka Luuq iyo Doolow ee gobolka Gedo oo ay horay ugu sugnayeen kooxda Al-shabaab.Taliyaha guutada 10-aad ee qeybta 43-aad Gaashaanle sare Cismaan Niiniile oo hoggaaminaayay howlgalada ayaa warbaahinta u…

Howlgalo ka dhan ah kooxda Al-shabaab oo laga sameeyay deegaano hoostaga Buulaburte

 Isniin, April, 29, 2024 (AX) - Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya kuwa dadka deegaanka ayaa howlgalo ka dhan ah kooxda Al-shabaab ka sameeyey saacadahii lasoo dhaafay deegaano dhowr ah oo hoostaga degmada Buulaburte ee gobolka Hiiraan.Ciidamadaan is kaashanaya ayaa howlgalada ka sameeyay deegaanada kala ah Hilweyn, Caag bashiir, Biya madoobe iyo Beera yabaal oo ah dhamaantood ah deegaano ka tirsan degmada Buulaburte.Deegaanadaan ciidanku howlgalada ka fuliyeen ayaa intooda badan ah kuwa ku yaala jiinka…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More