Browsing Tag

habraaca

Midowga Afrika oo shaaciyay habraaca doorashada guddoomiyaha Midowga Afrika

 Khamiis, May, 30, 2024 (AX) - Midowga Afrika ayaa ku dhawaaqay hannaanka doorashada hoggaanka sare ee Midowga Afrika, iyadoo loogu baaqay musharraxiinta daneynaya inay soo gudbiyaan taariikh nololeedkooda oo ay weheliso bayaanno  muujinaya sida ay doonayaan inay horumariyaan ajendaha isbeddelka ee Midowga Afrika.Doorashada ayaa dhici doonta bisha Febraayo 2025 inta lagu guda jiro shir madaxeedka Midowga Afrika.Midowga Afrika ayaa sheegay in dhammaan 8-da jago ee hoggaanka sare ee Guddiga Midowga Afrika ay u furan yihiin …

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More