Browsing Tag

Fashilka

Mogadishu Opposition Protest Fails, Highlighting Somalia’s Shifting Political Landscape

By Sayid Ali HajiSunday May 10, 2026 Mudaaharaadkii ay dhawaan ku baaqeen qaar kamid ah siyaasiyiinta mucaaradka ee Muqdisho, oo loo arkayay tijaabo lagu cabbirayo culayskooda siyaasadeed, taageerada bulshada iyo awoodda ay ku abaabuli karaan dadweyne, ayaa ku dhammaaday si aan la saadaalin karin oo ah niyad-jab iyo sawir-xumo. Arrin kale oo si gaar ah loo xusay ayaa ahayd in xukuumaddu soo dhawaysay, una asteysay goobtii lagu qaban lahaa dibad-baxa, isla markaana kaalin ka qaadatay sugidda amnigooda iyo kan guud. Taasi…