Browsing Tag

diyaaradaha

Marnaba kama baqayn drone-yada ilaa dilkii Caaqil Cumar Cabdullaahi

MOGADISHU — On a wet September evening rare in Somalia’s arid northeast, Hawa Ahmed Ali set a dinner for her husband and waited. Minutes earlier, 13 September, clan elder Cumar Cabdullaahi had called to say he was on his way home to Badhan from a nearby town, where he had spent the day mediating a clan dispute — the kind of local peacemaking that had defined his public life. He never arrived. As his Toyota rolled across the outskirts of Badhan in Sanaag region, three missiles fired from a hovering drone struck the vehicle,…

Dhalinyaro Soomaali ah oo ku xayiran garoonka diyaaradaha magaalaga São Paulo ee dalka Brazil

Jimco, September, 6, 2024 (AX) - Garoonka diyaaradaha magaalaga São Paulo ee dalka Brazil waxaa mudo hal todobaad ka badan ku dhex xayiran dhalinyaro Soomaaliyeed oo loo diiday iney ka baxaan. Dhalinyaradaan ku dhex xaniban garoonka ayaa la sheegay in lagu amray ineysan ka dhex bixi karin gudaha garoonka inta ay ka helayaan jawaab rasmi ah oo la xarirta safarkooda. Dhalinyaradaan ku xaniban garoonka São Paulo ee dalkaasi Brazil oo tiro ahaan gaaraya 30 ruux ayaa safarkooda waxa uu ku soo aaday, iyadoo maalin ka hor uu…