Browsing Tag

dirtay

Safaaradda Shiinaha ee Soomaaliya oo ka jawaabtay wafdi Gobaladda Waqooyi u dirtay Taiwan

 Arbaco, May, 29, 2024 (AX) - Safaaradda Shiinaha ee Soomaaliya ayaa jawaab ka bixisay ka qeyb galka Gobaladda Waqooyi ee caleemo saarka hoggaamiyaha Taiwan oo dhacday 20-kii bishaan May.Afhayeenka safaaradda Shiinaha ee Soomaaliya, ayaa saxaafadda u sheegay, in Shiinuhu mowqifkiisu yahay in Gobaladda Waqooyi ay qeyb ka tahay Soomaaliya.“Shiinuhu uma arka Gobaladda Waqooyi dal, wuxuuna raacsan yahay xaqiiqada aas aasiga ah ee in Gobaladda Waqooyi ay katirsan tahay dhulka Soomaaliya,” ayuu yiri afhayeenka safaaradda…

Xukumadda Fedaraalka oo ciidamo aad u hubeysan u dirtay gobolka Shabeellaha dhexe

Jimco, May, 17, 2024 (AX) - Taliska ciidanka Booliiska Soomaaliya ayaa ciidamo farabadan oo aad u hubeysan u diray gobolka Shabeellaha dhexe oo maalmahii lasoo dhaafay deegaano ka tirsan ay kula dagaalamayeen laba maleeshiyo beeleed oo walaalo ah.Ciidamadaan ayaa Taliska Booliiska ugu talo galay iney kala dhex galaan beelaha walaalaha ah ee ku dagaalamaya mudooyinkii dambe tuulooyiin hoostaga deegaanka Biyo cadde ee gobolka Shabeellaha dhexe.Taliyaha ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sulub Axmed Firin ayaa kula dardaarmay…

Xukumadda Soomaaliya oo digniin u dirtay dadka ku nool meelaha uu maro webiga Shabeelle

 Isniin, April, 6, 2024 (AX) - Wasaaradda deegaanka iyo isbeddelka cimilada ee dowladda federaalka Soomaaliya, ayaa waxay soo saartay digniin dhinaca saadaasha hawada ah oo ku socota dadka ku nool degaanada ku dhow dhulka webiga Shabeelle.Wasaaradda deegaanka ayaa sheegtay in webiga Shabeelle, dhanka magaalada Beledweyne uu cabirka wabiga kor u kacay una dhowaaday heerka uu ku fatahi karo webiga.Waxay ugu baaqday shacabka in ay ka dheeradaan goobaha biyo mareenada sida webiyada iyo dooxyada.Dhowr meelood oo Soomaaliya ka…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More