Somalia
Tobannaan askari oo Soomaali ah oo lagu dilay dagaal culus oo ay al-Shabab kula galeen meel u dhow degmada Buurhakaba
Muqdisho (AX) — Tobannaan askari oo ka tirsan ciidanka dowladda Soomaaliya ayaa ku nafwaayay, in ka badan 100 kalena waa lagu dhaawacay dagaal culus oo meel u dhow degmada Buurhakaba ku dhexmaray…