Browsing Tag
Dhexe
Jimco, September, 6, 2024 (AX) - Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya, gaar ahaan guutada 26-aad ee Cali Ibnu Abii Daalib ayaa maalintii labaad howlgalo ka dhan ah kooxda Al-shabaab ka wada deegaano ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe.
Goobaha ciidanka howlgalada ka wadaan ayaa waxaa ka mid Sabansableey, Ceel afwayne, iyo Ceel Cali goodle oo dhamaantood ah deegaano ka tirsan gobolkaas.
Howlgaladaan ayaa waxaa si wadajir ah u hoggaaminaaya abaandulaha guutada 26-aad Gashaanle Ciise Buurshe iyo abaanduulaha Ururka 263-aad…
Mareykanka oo sheegay inuu xubno Al-shabab ah ku dilay Jubbada Dhexe
War qoraal ah oo ka soo baxay Taliska Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa lagu sheegay in duqeyn diyaaradeed ay ku dileen xubno ka tirsan Al-Shabaab.