Browsing Tag

dhamaadka

Ciidamada Itoobiya oo Soomaaliya ka baxaya dhamaadka sanadkan

Sabti, Juun, 1, 2024 (AX) - Ciidamada Itoobiya ee ku sugan Soomaaliya ayaa la filayaa in ay ka baxaan dalka dhamaadka December 2024, sida uu sheegay la taliyaha amniga qaranka, Xuseen Sheikh Cali.Ciidamada Itoobiya ayaan ka mid noqon doonin ciidamada AU-da" ee ka howlgali doona Soomaaliya marka uu dhamaado howlgalka Midowga Afrika ee Ku-meel-gaarka ah ee Soomaaliya (ATMIS), bisha December ee sanadkan.La taliyaha amniga qaranka waxa uu sheegay in ciidamada lagu dhisidoono howlgalka cusub ay ka imaan doonaan afar waddan oo…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More