Somalia
Siciid Deni oo ka degay magaalada Muqdisho
Hogaamiyaha Dawladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta oo Sabti ah lagu soo dhoweeyey garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho. Safarka Deni oo ay ku wehliyaan xubno ka tirsan labada gole…