Browsing Tag

Ciise

Axmed Ciise Cawad “Xukumadda Fedaraalka waa iney Itoobiya kala hadasho damaceeda Badda Soomaaliya”

 Isniin, May, 27, 2024 (AX) - Wasiirkii hore ee wasaaradda arrimaha Dibada Soomaaliya Danjire Axmed Ciise Cawad ayaa Xukuumadda Soomaaliya ku dhaliilay diidmada iney Itoobiya kala fariisato arinta damaceeda qeyb ka mid ah biyaha iyo dhulka Soomaaliya.Danjire Axmed Ciise ayaa sheegay in dowladda Fedaraalka ay si cad u diiday kulamo dowladaha Kenya iyo Jabuuti iyo dalalka Caalamka ay ku doonayeen iney isaga hor keenaan Soomaaliya iyo Itoobiya si ay uga wada hadlaan heshiiskii Itoobiya ay la gashay Gobaladda…

Axmed Ciise Cawad: Waa go’aan lagu degdegay in dowladdu codsato in la joojiyo shaqada UNSOM

 Jimco, May, 10, 2024 (AX) - Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Soomaaliya, Axmed Ciise Cawad, ayaa sheegay in lagu degdegay go’aanka ay Soomaaliya ku codsatay in aan dib loosoo cusboonaysiin waajibaadka xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM).Axmed Ciise Cawad oo la hadlayay VOA Soomaali, ayaa aaminsan in aan weli laga maarmi karin shaqada uu xafiiska UNSOM u hayo dowladnimada Soomaaliya, isagoo tilmaamay hay’adaha dowladda Soomaaliya, inay u baahan yihiin gacan qabasho.Ambassador Axmed Ciise wuxuu sheegay Golaha…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More