Somalia
Lamaane 6 sano sugaayey carruur oo lagu hor gubay Wiilkooda
Mohamed Fahim iyo xaaskiisa Faadumo Shafna waxay sugayeen caruurtooda mudo 6 sano ah rajadoodii fiicnaydna way rumowday 18-kii Nofeembar, 2020 kadib markii ilaahay siiyay wiil. Diisambar 7, 2020, saqbadhkii, wiilkooda ayaa xanuunsaday…