Browsing Tag

calaamado

Hogaamiye Xasan Shelkh: “Ma jiraan wax calaamado ah oo muujinaya in ay Itoobiya ka soo laabanayso heshiiska badda

 Arbaco, Luulyo, 3, 2024 (AX) - Hogaamiyaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa sheegay in aanay jirin wax muujinaya in Itoobiya ay dib uga laabanayso heshiiskii is-afgaradka ahaa ee ay Gobaladda Waqooyi la saxeexatay."Ma jiraan wax calaamado ah oo muujinaya in ay Itoobiya ka soo laabanayaan waddadaas," ayuu yidhi madaxweynuhu.Hadalkan ayuu madaxweynuhu sheegay kadib markii ay dalka Turkiga ay ku soo dhamaadeen wada hadal u dhaxeeyay dowladaha Itoobiya iyo Soomaaliya, kaas oo aan wax natiijo ah laga gaarin.Hogaamiye…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More