Browsing Tag

badali

Xukumadda Fedaraalka oo shaacisay tirada ciidamada badali doona howlgalka ATMIS

Axad, Juun, 23, 2024 (AX) - Lataliyaha amniga Qaranka Hogaamiyaha Soomaaliya Xuseen Macalin ayaa shaaca ka qaaday in howlgal sadaxaad ay yeelaneyso Soomaaliya.Xuseen Macalin ayaa sheegay in howlgalka ATMIS kadib uu dalka yeelan doono howlgal kale oo mudo kooban joogi doona gudaha dalka, kuwaas oo lala qaadanayo ciidan Soomaaliyeed oo iyaga badali doona.“ATMIS waxaa badalaya ciidan tira yar oo Africa ka socda, dowlada Soomaaliya ayaa go’aan ka gaaraysa wadamada ka mid noqonaya ciidankaas oo tiro ahaan loo qorsheeyay ilaa 12…

Wasiir Fartaag “ATMIS hadii ay dalka ka baxdo ciidamadii badali lahaa waa diyaar sanyihin”

 Jimco, May, 31, 2024 (AX) - Wasiirka Wasaaradda amniga gudaha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya  Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil ayaa sheegay iney diyaariyeen ciidankii badali lahaa kuwa ATMIS ee la filayo in dhamaadka sanadkaan dalka isaga baxaan.Wasiir Fartaag ayaa sheegay in ciidamada dowladda ay haatan ku filan yihiin la wareegida amniga guud ee dalka, islamarkaana aysan jirin wax shaki ah oo arintaasi laga qabo.“ATMIS hadii ay dalka ka baxdo Ciidamadii badali lahaa waa diyaar sanyihin, wax walaac ahna majiraan amnigeena…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More