Browsing Tag

baarlamaanka

Itoobiya oo Baarlamaanka dalkeeda horgeesay heshiiskii ay la gashay Gobaladda Waqooyi

 Talaado, Juun, 4, 2024 (AX) - Wasiirka gaadiidka iyo saadka ee dowladda Itoobiya, Alemu Sime, ayaa maanta baarlamaanka dalkiisa horgeeyay heshiiska ay Itoobiya la gashay Gobaladda Waqooyi, heshiiskaas oo ku saabsan, in Itoobiya ay deked iyo saldhig militari ka hesho badda cas ee Soomaaliya.Alemu Sime, ayaa xildhibaanada u sheegay in heshiiskii is-afgaradka ahaa (MoU) ee Itoobiya iyo Gobaladda Waqooyi ee January 01 uu ka dhigan yahay heshiis  dhab ah  oo Itoobiya ka caawinayo helitaanka marin-badeedka.“Tani waxay ka dhigi…

Gudoomiyaha labada aqal ee baarlamaanka Soomaaliya

Hogaamiyaha Dawladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa garoonka diyaaradaha ee Gen. Maxamed Abshir ee magaalada Garoowe ku soo dhoweeyey Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal iyo wafdi uu hoggaaminayo. Wafdiga Gudoomiyaha ayaa Garowe u yimid ka qeyb galka Madasha Dooda Machadka Heritage oo markii ugu horeysay lagu qaban doono dalka isla markaana ka furmi doona magaalada Garowe todobaadkan. Saciid Deni, ayaa sidoo kale ku soo dhoweeyay magaalada Garoowe Guddoomiyaha…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More