Somalia
In ka badan 150 guri oo la sheegay in waxyeello soo gaartay xilli rabshado ka dhan ah Oromada ay ka dillaaceen Borama
Boorama (AX) — In ka badan 150 guri oo ay deganaayeen muwaadiniin u dhalatay dalka Itoobiya ayaa la xaqiijiyay in waxyeello iyo boob loogu geystay magaalada Boorama, kaddib weerarro lala beegsaday bulshada…