Taliyeyaasha militariga iyo sirdoonka Soomaaliya oo la kulmay mucaaradka ka hor madasha siyaasadda ee Nofembar
Muqdisho (AX) — Saraakiil sarsare oo ka tirsan milatariga iyo hay’adaha sirdoonka Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho wada-hadallo kula yeeshay madaxda mucaaradka, xilli uu sii xoogaysanayo khilaafka siyaasadeed ee ka dhashay wax-ka-beddelka dastuurka…