Imaaraadka Carabta oo diiday eedeymaha Soomaaliya, xumaanshaha xiriirkana u sababeeyay khilaafaad siyaasadeed
Muqdisho (AX) — Dowladda Isutagga Imaaraadka Carabta ayaa si kulul u cambaareysay go’aankii ay Soomaaliya dalkeeda kaga ceyrisay danjiraheedii u fadhiyay Muqdisho, iyadoo xukuumadda federaalka ku eedeysay inay qaadday tallaabbooyin colaadeed oo khatar weyn…