Somalia
Soomaaliya oo raadinaysa $6.3 bilyan oo loogu talagalay maalgelinta la qabsiga cimilada ilaa 2035
Muqdisho (AX) — Madaxweynaha Soomaaliya Hassan Sheikh Mohamud ayaa ku baaqay in si degdeg ah loo sii daayo dhaqaalaha loogu talagalay u diyaar-garowga masiibooyinka, isla markaana la fududeeyo helitaanka maaliyadaha caalamiga ah…