Browsing Category
Somalia
Somalia | Wararka Maanta | Somali Latest Breaking News and the expert analysts you can trust.
Maxaa looga hadlayaa Kulanka Golaha Shacabka ee maanta? –
Xildhibaannada Golaha Shacabka BFS ayaa loo diray Ajendaha kulankooda maanta oo Isniin ah kuna beegan 02/11/2020, waana laba qodob oo aqrin & dood ku geliyeen kalfadhigii 7-aad ee usoo idlaaday todobaadkii tagay.
Mudanayaasha Golaha Shacabka waxaa maanta horyaalla:
Aqrinta 3-aad & u codeynta Hindise Sharciyeedka Hay’adda Diiwaangalinta iyo bixinta Aqoonsiyadda oo dood badan ka keeneen xildhibaannada qaar, maadaama Hindisahaan uu muhiiml u yahay keydinta xogta muwadinta.…
the government begins the consultations announced by President Tshisekedi
The consultations announced by President Tshisekedi will begin on Monday, November 2nd. Short meetings followed by memo deposits if necessary. Duration the Presidency hopes for: about ten days. And the goal is to put an end to the blocking of institutions, according to Felix Tshisekedi, disagreements with his partner, Joseph Kabila, and his coalition, the FCC. This first day should be largely devoted…
Seidane Ag Find, the rise of the alleged sponsor
It has been only seven years, on November 2, that our colleagues from RFI Ghislaine Dupont and Claude Verlon were murdered in Kidal while reporting in this city in northern Mali. Kidnapped and then murdered in the wake, an act claimed by al-Qaeda in the Islamic Maghreb. Its alleged sponsor, Seidane Ag Hitta, is well known to Western and regional intelligence services, members of armed groups in northern…
Seven years later an update on the study’s progress and blockages
On November 2, 2013, our colleagues Ghislaine Dupont and Claude Verlon were kidnapped and then killed in Kidal in northern Mali while reporting. Seven years later, one of the sponsors and two of the alleged kidnappers are still driving. In 2019, RFI revealed that French special forces had tried to pursue the kidnappers. Information confirmed for the first time this year by a French officer.…
investigation opened after 55 white vultures died
An investigation was opened after the discovery of several dozen vultures. An endangered species. They were discovered in the northeastern part of the country last week and were reportedly poisoned. This is not the first time that a mass grave has been discovered.
The 55 carcasses of white backs were found on October 22 in…
the constitutional referendum marked by a record-breaking abstention
Algerians were called to vote on Sunday for or against the revision of the constitution. A project initiated by the president and presented by the government which is supposed to meet Hirak's hopes. The Algerians massively avoided this choice. According to the Independent National Electoral Authority, turnout was less than 24%.…
Dowladda Sucuudiiga oo dadka Ajaanibta ah u ogolaatay in ay
Muslimiinta ajaanibka ah ee ka yimid dalalka kale ee dunida ayaa markii ugu horraysay muddo dhawr bilood ah loo ogolaaday in ay masaajidka Xaramka ee Makka cimro ku tagaan tan iyo markii safmarka fayraska korona dillaacay.
Laga bilaabo maanta oo Axad ah 10,000 oo qof ayaa loo ogolaanayaa in ay xaramka cimro u tagaan.
Waxa shardi ah in dadka cimrada gudanayaa marka ay Sucuudiga gaaraan ay muddo saddex maalmood ah is karantiimeeyaan inta aanay xaramka galin ee aanay ku dawaafin…
Algerians vote on constitution with President Tebboune at German coronavirus treatment hospital
Voting opened in Algeria on Sunday in a referendum on constitutional change led by President Abdelmadjid Tebboune and the powerful military as a way to turn the tide to last year's popular unrest.
The referendum is seen as a test of strength for both Tebboune and the leaderless opposition "Hirak" protest movement, which took thousands of people to the streets every week to demand radical change, and which rejected the vote.
Tebboune, who has been in hospital in Germany since last week after saying that…
Sheekh Shariif & Xukumadda Nabad iyo Nolol oo isku aragti ka
Madaxweynihii 7 aad ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed.
Madaxweynihii 7 aad ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa ku biiray safka Nabad & Nolol marka la eego qaab-doorashadda hay’adaha dastuuriga ah ee Hirshabeelle waxa uuna maanta oo Axad ah Jowhar ka sheegay in uu halkaasi u tagay sidii xal waara looga gaari lahaa tabashada ka jirta dhismaha Hirshabeelle ka hor inta aan la dooran gudoonka iyo Hogaamiyaha maamulkaasi.
Sheekh Shariif oo ay Jowhar ku soo dhaweeyeen Wasiirka…
Xukumadda Soomaaliya oo Sacba tuntay qaabka loo soo xulay
Shirka golaha wasiirada KMG ah ee Xukumada Faderaalka Soomaaliya 30-July 2020.
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Soomaaliya ayaa bogaadiyay guddiga soo xulista Baarlamaanka 2aad ee Dowlad Goboleedka Hirshabeelle, waxaana loogu baaqay in ay howlaha dhiman sii dardar geliyaan.
“Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta waxa ay uga mahad celisay Guddiga soo Xulista Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Hirshabeelle shaqadii…