Browsing Category

Somalia

Somalia news, politics, security, diplomacy, and public affairs from Axadle, with breaking updates and analysis from Mogadishu and across the country.

Kenya & Itoobiya oo bilaabay mashaariic muhiim u ah

Hogaamiyaha Kenya Uhuru Kenyatta iyo ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed oo booqasho ku jooga waqooyiga Kenya ayaa arbacadii ka furay labo mashruuc oo muhiim u ah kaabayaasha dhaqaalaha si ay gacan uga geystaan kobcinta ganacsiga ee u dhexeeya labada dal ee deriska ah. Kenyatta iyo Ahmed waxa ay daah fureen boosteejada xuduudaha ee Mooyaale One-Stop (OSBP) iyo wadada 500-Km ee Hawassa-Hagere Mariam-Moyale oo qayb ka ah wadada tareenadda ee African Highway iyo qayb muhiim ah…

Maxaa ka soo kordhay weerarkii saraakiisha lagu dilay ee ka

Ciidanka Xoogga dalka gaar ahaan qaybta 21 aad oo saacadihii la soo dhaafay howlgalo ka waday deegaanada u dhexeeya Balanbal iyo Guriceel ayaa soo badbaadiyay labo sarkaal ka tirsan ciidanka Xoogga dalka ku waas oo lagu waayay weerarkii jidgalka ahaa. Labada sarkaal ee la soo badbaadiyay ayaa waxaa lagu kala magacaabaa;- Labo xidigle Qalbi Indha-taag Gaashaalne Cayroow Warsame Xassan Ciidanka Howlagalka fuliyay ayaa sidoo kale gacanta ku soo dhigay mid ka mid ah dablaydii…

Galmudug oo ka hadashay weerar lagu dilay saraakiil ka

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya weerar lagu dilay saraakiil ka tirsanaa ciidamada dowladda Soomaaliya oo ay gaysteen meleshiyaad aan ilaa iyo hadda la xaqiijin waxa ay yihiin kuwaas oo saraakiisha geeriyootay wadada u galay kadibna rasaas ku furay xili ay ku sii jeedeen degmada Balanbal ee gobalka Galgaduud. Wasiirka warfaafinta ee mamaulka Galmudug Axmed Shire Falagle oo BBC-da la hadlay ayaa sheegay in ilaa toddobo sarkaal ay geeriyoodeen laba kalana la’ yahay raq iyo…

what power for the new regional councils?

Unsurprisingly, Paul Biya's CPDM largely won this first regional vote in Cameroon on 6 December. He therefore received an overwhelming majority in 9 of the ten regions because the two largest opposition parties had boycotted the election. It remains to be seen what importance these new regional councils may have. On paper, the…

Iska hor imaad dhexmaray Ciidamada DFS & Koox hubeysan oo ka

Ciidamo katirsan Booliiska Soomaaliya & Koox hubeysan ayaa iska hor imaad kooban ku dhexmaray Isgoyska Furayaasha Degmada Warta Nabadda ee Magaalada Muqdisho sida ay Axadle u xaqiijiyeen dadka deegaanka. Iska hor imaadka ayaa ku bilawday Qaraxyo, waxaana xigay rasaas dhexmartay Askarta Dowladda & kooxda weerartay, waxaana muddo kooban hakad galay isu socodka Gaadiidka halka la xiray Goobaha Ganacsiga. Ciidamo Booliis ah ayaa gurmad ahaan ugu tagay Askarta kale ee ku…

Saraakiil ka tirsan milatariga Soomaaliya oo Aano qabiil

Ugu yaraan 4 sarkaal oo ka tirsan ciidanka Milatariga Soomaaliya ayaa lagu dilay deegaanka Balihood ee gobolka Galgaduud ka dib markii ay wadada u galeen maleeshiyaad hubaysan oo hab beelleed u abaabulan sida ay Axadle u xaqiijiyeen Saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga dalka. Weerarka ayaa sidoo kale waxaa ku dhaawacmay inta la xaqiijiyay 6 ruux oo iskugu jira ciidanka Milatariga iyo dablaydii weerartay sida uu Axadle u sheegay sarkaakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga dalka gaar…

The Global Initiative “Kooxda Soomaalida ah ayaa hubka

Sida lagu sheegay warbixin cusub, hubka u socda kooxda Xuutiyiinta Yaman ee ka yimaada Iraan wuxuu sii maraan qeybo ka mid ah xeebaha Bari ee Soomaaliya, waxaana kala gudbisa koox Soomaali ah. Sida ku xusan warbixinta, waxaa la qabtay markab la sheegay in uu gacanka Iraan ka soo daabulay hub loo waday maleeshiyaadka Xuutiyiinta ee ka dagaallamo Yemen. Waxaa arrintaas laga soo xigtay koox ku howlan ka ganacsiga hub sharci darrada ah oo uu fadhigeedu yahay Soomaaliya, sida uu ku…

Maxaa ka jira in xukumaddu xaraysay guddigii doorashada ee

Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa xareeysay Xubnaha Guddiyadii doorashada heer dowlad goboleed oo wali  kala dhiman, iyadoo la dejiyay Hotelka Peace, ee Magaalada muqdisho,iyada oo laga soo raray hotelkii hore ee Decale. Xubnaha guddiyada la xareeyay ayaa kala ah Guddigii doorashada dowlad goboleedyada Koofur Galbeed, Hirshabeelle, Galmudug & min saddex xubnood oo Xukuumadda ku kordhisay guddiyada doorashada heer dowlad goboleed. Xubnahan ayaa muddo todobaad ah…