Browsing Category

Somalia

Somalia | Wararka Maanta | Somali Latest Breaking News and the expert analysts you can trust.

Maxay ka wada-hadleen golaha wada-tashiga

Muqdisho (Axadle) – Xubnaha Golaha wadatashiga qaran ayaa maanta kulan ballaaran la yeeshay safiirada beesha caalamka ee fadhigooda yahay Caasimadda Muqdisho. Kulanka oo ahaa mid xasaasi ah ayaa waxaa guddoomiyey ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, iyada oo ay goobjoog ahaayeen madaxda maamul goboleedyada iyo duqa Muqdisho. Intiisa badan waxaa shirkan diiradda lagu saaray dardar-gelinta arrimaha doorashooyinka dalka, gaar ahaan mid golaha shacabka ee la filayo in dhowaan la qabto. Sidoo kale waxaa kulanka lagu soo qaaday…

Gobaladda Waqooyi oo wax lala yaabo ku tilmaamtay

Muqdisho (Axadle) – Wasaaradda waxbarashada Gobaladda Waqooyi ayaa markii ugu horreysay si adag uga hadashay dhaliilaha iyo eedeymaha loo jeedinayo shabakadda dugsiyada ee Abaarso iyo jaamacadda Barwaaqo oo maalmihii dambe cirka isku shareertay. Wasiirka wasaaradda waxbarashada Gobaladda Waqooyi, Muane Axmed Maxammed Diiriye (Toorno) oo wariyeyaasha kula hadlay gudaha magaalada Hargeysa ayaa ka horjeestay eedeymaha Wariye Cabdimaalik Muuse Coldoon ee ka dhanka ah macalimiinta dugsiyada Abaarso iyo  jaamacadda gabdhaha ee…

Muxuu Yahay Ujeedka Guddiga Ay kala Qeybsadeen Saamileyda Dalka

Muqdisho (Axadle) – Guddiga wadajir oo kala metalaya golaha wada-tashiga qaran iyo midowga musharixiinta ayaa lagu dhowaaqay, kadib markii xalay labada dhinac kulan gaar ah ku yeesheen Caasimadda Muqdisho, kaas oo looga hadlay doorashooyinka. Guddigan ayaa waxaa ka kooban illaa lix xubnood oo ka kala socda labada dhinaca, waxayna kala yihiin madaxweynayaasha Siciid Cabdullaahi Maxamed (Deni), Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen) iyo Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor), halka musharixiinta mucaaradka ay guddigan ku…

Al-Shabaab oo weerar ku bilowday is-miidaamin ku

Gaalkacyo (Axadle) – Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar ku bilowday qarax is-miidaamin ah oo saaka aroortii hore dagaalyahanada Al-Shabaab ay ku qaadeen deegaanka Camaara ee gobolka koonfurta gobolka Mudug. Weerarka ayaa waxaa xigay dagaal toos ah oo u dhexmaray ciidamada dowladda iyo kuwa daaraawiishta Galmudug ee ku sugnaa deegaanka la weeraray oo ah mid istaraatiiji ah. Saraakiil ka tirsan milatariga Soomaaliya oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay inay khasaaro lixaad leh gaarsiiyeen…

Waa kuwan shanta qodob ee lagu inqilaabay

Shirkii ay Golaha Wadatashiga Qaran ee Soomaaliya ku yeesheen Caasimadda Muqdisho, 21-kii iyo 22-kii bishan, waxa ay ku heshiiyeen hab raaca doorashada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ee soo aaddan. Shirkaas ayey madaxda ku sheegeen in ay ku dhammaystirayaan go’aannadii midkii ay yeesheen 29-kii bishii June. Waxay sheegeen in kullankan ugu dambeeyay uu yahay mid ay si gaar ah ugu dhammaystirayaan habraacyada doorashada. Arrimaha ay…

Xog: DF oo XAMAR keentay SARAAKIISHA hoggaamisa

Muqdisho (Axadle) – Ilo-wareedyo amni oo lagu kalsoon yahay ayaa Axadle u sheegay in dowladda Soomaaliya ay Caasimadda Muqdisho keentay saraakiiahii hogaamineysay ciidamada Cabdrashiid Xasan Cabdinuur Janan.  Saraakiisha Muqdisho la keenay ayaa waxaa kamid ah Rashiid Bool, Cali Xasan Deer iyo saraakiil kale, waxaana tiradooda lagu sheegay 16 Sarkaal oo muhiim u ahaa howlgalka Cabdirashiid Janan.  Saraakiishaan oo laga soo dejiyay garoonka Aadan…

Gobaladda Waqooyi: Mas’uul soo jeediyey in waajib laga

Hargeysa (Axadle) – Xildhibaan Axmed Yaasiin oo kamid ah mudaneyaasha cusub ee golaha wakiilada Gobaladda Waqooyi ayaa guddoonka golaha ka dalbaday in la waajibiyo guursashada saddex xaas, islamarkaana lagu daro xeer hoosaadka golaha wakiilada Gobaladda Waqooyi. Xildhibaanka ayaa sheegay in xiligan soo jeedintiisa ay ku kooban tahay xildhibaanada Golaha Wakiilada, oo uu sheegay inuu ku filan yahay mushaarkooda, ayna horseed u noqon karaan bulshada…

Cabdirisaaq Maxamed oo xukun dheer lagu ridayey

Muqdisho (Caasmada Online) – Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ayaa maanta xukun 15-sano oo xabsi ciidan ah ku ridday nin lagu eedeeyay kala gudbinta lacagta, kamid noqoshada Al-Shabaab iyo Daacish. Ninkan oo lagu magacaabo Cabdirisaaq Maxamed Cabdi Jimcaale ayaa loo haystaa kamid ahaanshiyaha Al-shabaab iyo Daacish oo uu ka tirsanaa tan iyo sanadkii 2008. Tababarkiisii ugu horreeyay waxa uu ku soo qaatay magaalada Jilib, isaga oo qayb ka ahaa…

the last government of Blaise Compaoré soon to meet

The prosecutor for the High Court of Justice announces that the case is ready for sentencing after four years of suspension. as reported from Ouagadougou, Yaya BoudaniProsecuted for their alleged involvement in the repression of protesters against the amendment of Article 37 of the Constitution, the 34 members of the former…

Bougane Gueye Dany ordered the withdrawal of his posters

The great press chief and politician was called this Monday, August 23, to the central police station in Dakar. He received a letter from the head of state asking him to remove his advertising posters and urging Senegalese citizens to register on the ballot papers, five months before the municipal and departmental elections in January 2022.…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish.AcceptRead More