117-sarkaal oo katirsan Militariga Itoobiya oo ku eedeysan

Booliiska Federaalka Itoobiya ayaa jaray warqadda xiritaanka 117-sarkaal oo katirsan Ciidanka Militariga kadib markii ay ku dhaqaaqeen Xatooyo xoolo dadweyne sida ku xusan warbixinta Booliiska.

Janaraaladaan ayaa xilal sare ka haya Militariga Dowladda Federaalka Itoobiya, waxaana la shaaciyay magacyadooda & Darajadooda ciidan si xabsiga loo dhigo, loona weydiiyo su’aalaha ah sababta keentay in ay xoolaha dadweynaha qaataan.

Magacyada Sarakiisha waxaa kamid:

Maj.-Gen Zewdu Kiros Gebrekidan

Col Tewolde Gebretensay

Col Gebreigziabher Alemseged

Col Yemane Gebremichael

Captain Tewolde Gebremedin and

Commissioner Reta Tesfaye

Halka saraakiisha kale ee hoos magacyadooda ku xusan ay ku shaqeysanayeen qaab Dulaalnimo ah, iyaga oo qaab qarsoodi ah ula shaqeynayay Ismaamulka Tigray, sidaas ay lacag uga qaateen dadka rayidka ah.

Lt Gen Tadesse Worede Training Department, retired

Maj.-Gen Gebrege adhana /Gebredila/, Information Major Department, retired

Maj.-Gen Teklebirhan Woldearegay  (Santim), INSA director, retired

Maj.-Gen Birhane Gash (Wodimedin), State Minister, retired

Maj.-Gen Ma’esho Beyene, Eastern Command Chief, retired

Maj.-Gen Ibrahim Abduljelil, Logistics Major Department, retired

Maj.-Gen Yohannes Woldegiyorgis, former Central Command Chief, retired

Maj.-Gen Negasi Tikeu,

Brig.-Gen Abadi Filansa

Brig.-Gen Tsegaye Tesema (Patris)

Brig.-Gen Migbe Haile

Brig.-Gen Teklay Ashebir (Wodi Ashebir)

Brig.-Gen Hailesellassie Girmay (Wodi Beite)

Brig.-Gen Mulugeta Berihe

Colonel Tewolde Gebretensay

Col Gebreigziabher Alemseged

Col Dejen Girmay

Col Yemane Gebremichael

Col Gebreyohannes Abate (Wodi Abate)

Capitan Tewolde Gebremedihin (Wodi Adwa)

Saraakiisha Booliiska Federaalka Itoobiya ayaa dadka wargeliyay in ay u gudbiyaan xogta ku saabsan boobka & tacadiga ay kala kulmayaan Ciidamada Militariga iyo saraakiisha kale ee ka faaiideysaneysa qalalaasaha.

Ra’isiul Wasaaraha Itoobiya ayaa todobaadyo kadib ku dhawaaqay in gacantooda ay soo gashay Magaalada Mekelle oo caasimad u ah Ismaamulka Tigray oo ay dhiig badan u daadiyeen sidii ay uga saari lahaayeen TPLF.

Axadle.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More