Real Madrid Oo Natiijo Niyad-jab Ah Ka Keentay Ciyaartii Labaad Ee
Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa ciyaartay kulankii labaad ee saaxiibtinimo ee xagaagan, kuwaas oo ay iskugu diyaarinayso xilli ciyaareedka dambe.Los Blancos ayaa xalay la ciyaartay kooxda reer Spain ee Rayo Vallecano, waxaanay u ahayd kulankii labaad, laakii natiijada kasoo baxday ayaan ahayn mid ka farxisay Ancelotti iyo jamaahiirta oo rajaynayay inay sameeyaan bandhig dhoolatus oo kale ah.Real Madrid oo ay fasax kaga maqan yihiin tiro ciyaartoydeeda waaweyn ee ka qayb-galay tartamada Copa America iyo Euro 2020 ayaa…