Daawo: Waalidiinta Caruurta oo loo geeyay Eriteriya si ay u noqdaan ciidan – Axadle
Muqdisho (Axadle) - Qaar ka mid ah waalidiinta dhalay dhalinyaradii wax ku soo baratay dalka Eriteriya ayaa warbaahinta u sheegay in dowlada ay u qabatay mudo todobaad ah oo ay dib ugu soo celiyaan wiilashooda.
Waalidiinta ayaa sheegay in wiilashooda ay maqnaayeen muddo labo sano ah ayna doonayeen inay dib u arkaan, maadaama ay in muddo ahba ka warqabin xaaladooda waxaana la sheegay inay ku maqnaayeen colaada Tigray.
Waxay dalbadeen in loo soo…