Ciidamada DF iyo kuwa Galmudug oo Al-Shabaab kala wareegay d…
Shabeeloow (Axadle) – Wararka naga soo gaarayo deegaanada hoostaga gobalka Mudug ayaa sheegaya in ciidamada dowladda ay ururka Al-Shabaab kala wareegeen deegaanka Shabeeloow oo hoostaga gobalka Mudug.
Ciidamada dowladda ayaa sidoo kale la sheegay ay burburiyeen fariisimo ururka Al-shabaab ay ku lahaayeen deeganka .
Deegaanka Shabeeloow oo dhaca koonfurta gobalak Mudug ayaa waxaa…