Odayaasha Koonfur Galbeed oo SHURUUD adag ku xiray doorasho …
Baydhaba (Axadle) – Qaar ka mid ah odayaasha dhaqanka deegaanada maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa shaaciyey in deegaanada maamulkaas aysan doorasho ka dhici doonin ilaa lasoo daayo Sheekh Mukhtaar Roobow Cali Abuu Mansuur oo ku dhawaad seddax sano u xiran Taliska Madaxweynaha waqtigu ka dhamaaday Maxamed Cabdullahi Farmaajo.
Odayaahaan ayaa soo saaray shuruudo ay ku xireen in K/Galbeed lagu qabto doorasho, waxaana shuruudahaas ka mid ah in…