Madaxweyne Musaveni oo qirtay in askartiisa ay
Kampala (Axadle) – Madaxweynaha dalka Uganda, Yoweri Musaveni ayaa markii u horeysay qirtay in askartooda howl-galka AMISOM u jooga Soomaaliya ay dhawaan dad rayid ah ku dileen gudaha Shabeellaha Hoose.
Musavani ayaa sheegay in ciidamadu ay dilka geysteen xili ay careysnaayeen, isagoona shaaciyey in la xiray askartii dilka geysatay, islamarkaana dacwad lagu soo oogi doono, sida uu sheegay.
“Dhawaan waxaa na soo gaaray kiis la xirriira dil…