Pereira de Man Utd leaves Red Devils for Flamengo

Manchester United midfielder Andreas Pereira made a one-season loan to Brazilian giants Flamengo on Friday. Pereira trades United for Flamengo, who has the option to buy the former Brazil international at the end of the loan deal. It comes after Flamengo signed Kenedy on loan from Premier League powerhouse and Champions League holders Chelsea. “Amazing feeling,” Pereira told Flamengo TV after arriving at the airport. "I'm very happy. I want to work, I want to come here to win titles, to help the team and to do my best.…

Wararkii ugu dambeeyey ee shirka golaha

Muqdisho (Axadle) – Magaalada Muqdisho ee Axadle Soomaaliya waxaa maanta si rasmi ah uga furmayo shirka golaha wada-tashiga qaran ee u dhexeeya dowladda federaalka, dowlad goboleedyada ka jira iyo sidoo kale gobolka Banaadir. Qaban-qaabadii ugu dambeysay ayaa haatan ka socota  Muqdisho, gaar ahaan Teendhada Afisyoone, iyada oo Axadle ay haatan ku sugan yihiin inta badan hoggaamiyeyaasha maamullada, waxaana kaliya la sugayaa Deni & Guudlaawe oo…

much of the country is deprived of water

Much of Libya has been without water for a week already. The source of this shortcoming is that an armed group in the water supply center ceases to demand the release of a man who was previously close to the ousted leader Muammar Gaddafi. This is Abdallah al-Senoussi, a former interior minister and Gaddafi's brother-in-law.…

Xog: Dagaal dhexmari rabay ciidamada Filish iyo

Muqdisho (Axadle) – Sida ay Axadle xog rasmi ah ku heshay, taliyaha ciidanka Booliska Soomaaliya Cabdi Xasan Xijaar ayaa amar ku bixiyay in awood ciidan lagu joojiyo dhismaha dhul danguud ah oo ay Naafada Qaranka lahaayeen oo ku yaala nawaaxiga Dekadda Muqdisho, dhulkaas oo guddoomiye Cumar Filish ka dhisay baakinka gaadiidka ka shaqeeya dekadda Muqdisho.  Taliye Xijaar ayaa guddoomiyaha ku amray joojinta dhismaha iyo xarig ka jarka, waxaana la…

Ra’iisul Wasaraaha Britain oo beddelay

London (Axadle) – Ra’iisul Wasaaraha Britain Boris Johnson ayaa beddelay mowqifkiisii ku wajahnaa kooxda Taalibaan, isaga oo sheegay in Britain ay la shaqeyn doonto kooxdaas haddii ay lagama maarmaan noqoto. Hadalkan ayaa ka duwan kii Johnson kasoo yeeray Toddobaadkii tegay markii Taalibaan ay la wareegtay gacan ku haynta Afghanistan, markaasi oo uu sheegay in UK aysan marnaba aqoonsan doonin kooxdaas. “Waxa aan doonayo inaan u xaqiijiyo shacabka…

Wasiir Saalax oo shaaca ka qaaday in kadib

Muqdisho (Axadle) – Wasiirka Dastuurtka xukuumadda xil-gaarsiinta, Saalax Axmed Jaamac ayaa shaaciyey in sababta uu illaa hadda u dhameystirmi la’yahay dastuurka KMG ah ee dalka ay tahay wada-xaajood siyaasadeed. Wasiirka oo ka qeyb-galay kulan looga hadlayey Wacyigelinta dib u eegista Dastuurka KMG ah ee Soomaaliya ayaa hoosta ka xariiqay in loo baahan yahay in wada-xaajood siyaasadeed laga yeesho xulashooyinka Dastuurka. “Waxa aan ku rajo weyn…

Côte d’Ivoire receives 1.6 million doses of vaccines from

Ivory Coast has been mobilized for a week on its first Ebola case and has not forgotten the Covid-19 pandemic. The number of new cases is increasing again and "We must vaccinate" is the government's watchword to quickly turn the corner. Nearly 1.6 million doses of Pfizer vaccine, funded by the Covax unit, were delivered to Côte d'Ivoire overnight from Friday to Saturday.…

Lukaku ‘perfect’ for Chelsea as Tuchel praises star quality

Chelsea head coach Thomas Tuchel believes Romelu Lukaku is "the perfect fit" as he praised the star's "quality" and his desire to return to Stamford Bridge. Lukaku is set to make his debut for Chelsea against London rivals Arsenal in the Premier League on Sunday after his £ 97.5million (€ 115million) transfer from Serie A champions Inter. The Belgian international forward left Chelsea in 2014, eventually joining Manchester United Inter in 2019, scoring 64 goals in all competitions - his 24 Serie A goals in 2020-21 leading…

A team of experts responsible for resolving the dispute

Experts from the two countries have been in Pweto at the border since last Friday with the aim of updating the border for the part of their border between the Moero and Tanganyika lakes, whose route is still controversial. The area is regularly the scene of clashes between the Congolese and Zambian armies. as reported from…

justice explains evaluation course of

In Kenya, less than a year before the presidential election, the Court of Appeal on Friday confirmed that the constitutional review process was illegal. This reform "Building Bridge Initiative" was initiated by President Kenyatta in November 2019, with, according to him, the goal of curbing the current presidential system for "the winner takes it all" and which would be the starting point for the…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More