Maxaa la gudboon Rooble, kadib tallaabadii uu shalay qaaday?…

Muqdisho (Axadle) – Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo shalay xilal ka qaadis ku sameeyey saraakiil ka tirsanaa hay’adda NISA ayaa helay boggaadin iyo taageero ay u muujiyeen shacabka & siyaasiyiinta Soomaaliyeed. Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo ka mid ah siyaasiyiinta taageeray go’aanka Rooble ayaa shaaca ka qaaday in ra’iisul wasaaraha uu u hiiliyey sarreynta sharciga, isla-markaana waxa uu kula taliyey inuu kusii…

Ilhan Omar challenges Biden’s admiration for brand new airstrikes in

Ilhan Omar challenges Biden's admiration for new airstrikes in Somalia WASHINGTON - Somali-born US congressman Ilhan Omar is now disputing new airstrikes in Somalia by the US Africa Command, which has helped the Horn of Africa nation contain the threat of Al- Shabaab over the past two years. This comes after Tuesday's airstrike by the United States that targeted suspected members of Al-Shabaab…

CAJIIB: Real Madrid Oo Ku Farxi Doonta Haddii Maamulka La Liga

Kooxda Real Madrid ayaa lagu soo warramayaa inay fahmi doonto isla markaana aysan wax weyn u arki doonin haddiiba maamulka horyaalka La Liga uu kooxda ay xifaaltamaan ee Barcelona ka caawiyo inay heshiis cusub ka saxeexato Lionel Messi.Qandaraaska uu Leo kula joogay Barcelona ayaa ah mid dhacay bishii hore isaga oo haatan koox la’aan ah mudo 24 maalmood ah isla markaana ay wali kooxdu wax awood ah u yeelan la’dahay inay mid cusub ka saxeexato.Caqabada ayaa ah in Barca ay gaadhay xadiga ugu sarreeya ee mushahar bixinta…

Manchester United Oo Shalay Malaayiin Dollar Siisay Cadowgeeda Man

Manchester  City ayaa gacanta ku dhigtay malaayiin Gini kaddib markii ay Manchester United shalay si rasmi ah u dhamaystirtay saxeexa laacibka reer England ee Jadon Sancho.Kaddib sannado ay isku dayaysay saxeexiisa, United ayaa ugu dambayn ku guuleysatay in ay Jimcihii soo bandhigto Sancho oo ay kala soo wareegtay Borussia Dortmund, kaas oo garoonka Old Trafford lagu soo bandhigay, iyadoo uu xidhan doono No25.Sancho ayaa qalinka ku duugay heshiis shan sannadood ah oo ay la socdaan 12 bilood oo kale oo dheeraad ah oo United…

Dagaal khasaare geystay oo ka dhacay Caasimadda Muqdisho – Ca…

Muqdisho (Axadle) – Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay dagaal u dhexeeyey ciidamo ka wada tirsan kuwa dowladda oo maanta ka dhacay qeybo ka mid ah Caasimadda Muqdisho, kaas oo geystay khasaare dhimasho iyo dhaawac. Iska hor imaadka oo muddo socday aya ka billowday isgoyska Ex-Control Afgooye, kadib markii ay isku dhaceen ciidamo isku qabtay lacago laga qaado gaadiidka laga raro halkaasi. Inta la xaqiijiyey waxaa dagaalkan ku…

indignation wave after video transmission

The broadcast of videos by journalist Souleymane Raissouni, filmed almost naked without his knowledge in a Moroccan prison, caused a wave of indignation in the country. Sentenced to five years in prison for "sexual assault"The journalist was filmed without his knowledge. In these pictures sent by the Directorate-General for the…

Ethiopia marches suspected baby troopers as TDF responds

Ethiopia marches suspected child soldiers as TDF responds NAIROBI, Kenya - Ethiopian federal government marches suspected child soldiers fighting on behalf of the Tigray Defense Forces but the separatist faction defended itself, accusing Addis Ababa of propaganda. According to the Ethiopian National Defense Forces , TDF fighters used child soldiers in their quest to control the conflict-prone…

Mushkiladdii Liverpool Oo Sannadkii Labaad Gashay, Van Dijk & Joe

Liverpool ayaa  horyaalka Premier League ku bilaaban doonta iyadoo ay ka maqan yihiin labada difaac dhexe ee Virgil van Dijk iyo Joe Gomez oo aan wali kasoo kabanin dhaawacyadii gaadhay bishii October ee sannadkii hore.Van Dijk iyo Gomez ayaa dhaawacyo halis ahi ka gaadheen jilbaha bilowgii xilli ciyaareedkii hore ee 2020/21, taas oo dhibaato weyn ku noqotay Liverpool oo lumisay hoggaankii horyaalka ee ay waqtigaas haysay, halka ay si dirqi ah waqti dambe ku timid kaalinta saddexaad.Maqnaanshihii labadan ciyaartoy ayaa waxay…

Mareykanka oo war kasoo saaray duqeyntii MUDUG – Caasimada O…

Washington (Axadle) – Dowladda Mareykanka ayaa shaacisay in duqeyn cusub ay ka fulisay qeyb ka mid ah Soomaaliya, gaar ahaan koonfurta gobolka Mudug. Duqeynta oo aheyd mid xoogan ayaa Jimcihii ka dhacday deegaanka Qaycad oo ay  gaareen ciidamada huwanta, sida ay sheegtay afhayeenad u hadashay Pentagon-ka. Afhayeenada ayaa sidoo kale tilmaamytay in weerarkan dhanka cirka ah lagu garab siinayey ciidamada dowladda iyo kuwa Galmudug ee howl-gallada ka…

the investigation into the assassination attempt by the colonel

The investigation continues after the assassination attempt on Tuesday against Colonel Assimi Goïta, the Malian transitional president. The attacker, who was arrested in the mosque with a knife, initially spent his time sleeping due to the psychoactive drugs consumed. But today the investigation is slow. as reported from…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More